Heshiis: Djibouti oo Galmudug Ka Caawineysa Dhismaya Dekadda Hobyo

Wararkii ugu dambeeyey ee safarka madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye uu ku joogo dalka Djibouti ayaa sheegaya in maamulkiisa uu heshiis la gaaray madaxa shirkadda Djibouti Ports and Free Zones authority. Madaxweyne Qoorqoor oo shir gaar ah la qaaday madaxa shirkadda¬† Abuubakar Cumar Haadi ayaa waxaa ay ku heshiiyeen in Djibouti ay Galmudug ka caawiso … Continue reading Heshiis: Djibouti oo Galmudug Ka Caawineysa Dhismaya Dekadda Hobyo