U bood dhigaalka

Hey’adda Maareynta Maareynta oo Soo Saartay Diginiino Ku Aadan Roobabka Gu’ga

Sheeko:Dalka

Hey’adda Maareynta Musiiboouinka waaxdeeda saadaasha Roobaabka ayaa soo saartay digniino ku aadan Roobab laga cabsi qabo in todobaadka soo aadan ay ka di’i karaan Soomaaliya, waxaana saadaashu ay sheegaysaa in ay gobollada Koonfureed iyo kuwa Waqooyi ay ka da’i doonaan Roobaab, kamid ah xilliga Gu’ga oo la guda galay.

Goobjoog News