Isbarbardhig 2-badii Sano Ee Ugu Horreysay Madaxweyneyaasha Xasan Sheekh iyo Farmaajo!

Maanta waa February 8, 2019, waxaa 2 sano laga joogaa doorashada madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo, kaas oo sida uu afkiisa ka sheegay loo bixiyey “Farmaajo high expectations”, rajo weynna laga qabay inuu isbeddel keeno dhanka amniga, siyaasadda, dhaqaalaha iyo dhismaha dowladnimada.
Haddaba, Goojoog News waxaa ay xog uruurin ballaaran ku sameysay isbarbardhigga waxqabadka 2-badii sano ee ugu horreysay ee dowladdii madaxweyne Xasan Sheekh iyo middan madaxweyne Farmaajo.
Amniga: 2-badii sano ee ugu horreysay madaxweyne Xasan Sheekh waxaa la dhisay wasaaradda gashaandhigga, xerada tababarka Nac-nac iyo golaha amniga qaranka Soomaaliyeed. Barnaamijka“high level detection program” oo xilligaas la hirgeliyey waxaa isku soo dhiibay 70 sarkaal oo ay ku jireen Xasan Daahir iyo Atam, waxaana Muqdisho laga qaaday 60 isbaaro.
Muddadii 2da-sano ee ugu horreysay dowladdii Xasan Sheekh waxaa min hal jeer la beddelay taliyeyaasha NISA, xoogga dalka, booliiska iyo xataa wasiirka gashaandhigga: NISA: (Axmed Fiqi oo lagu beddelay Bashiir), xoogga dalka ah(Gen.C/qaadir Diini oo lagu beddelay Daahir Aadan Cilmi) Booliiska(Cabdixakim Daahir Saacid) iyo wasiirka gashaandhigga oo la dhacay xukuumaddii Shirdoon.
Dowladda madaxweyne Farmaajo 2-badii sano ay joogtay waxaa ka tagey 3 taliye sirdoon ( C/llaahi Gaafow Maxamuud, C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe iyo Xuseen Cusmaan Xuseen), waxaa jooga taliyihii 4aad ee xoogga dalka( General Maxamed Aadan Axmed (Buud), Gen, Maxamed Axmed Jimcaale Cirfiid, S/Gaas Cabdiweli Jaamac Xuseen (Gorod) iyo Sarreeye Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarshe), waxaa jooga oo kale booliiska taliyihii 4aad( Gen. Sheekh Xasan Xaamud, Cabdixakiin Daahir Saciid Saacid, Gen. Mukhtaar Xuseen Afrax iyo Bashiir Cabdi Maxamed halka abaanduulaha xoogga dalka iyo asluubta ay la joogaan mid weliba kii 3aad.
2-badii sano ee ugu horreysay dowladdii madaxweyne Xasan Sheekh waxaa Al-shabaab laga qabsaday gobollo badan: Galmudug, waxaa ka mid ahaa: Ceel-buur, wabxo, Sh. Dhexe waxaa ka mid ahaa: Jowhar, Mahadaay iyo Balcad…, Hiiraan: Buulo-burde, Maxaas iyo Jalalaqsi iyo meelo kale, Jubbaland: Waxaa Al-shabaab laga saaray Gedo:, Baar-dheere, Barwaaqo halka Jubbada Hoose laga saaray Kismaayo, Buulogudud, Mugaanbow, Baar Sanguuni iyo meelo kale, Koofur Galbeed: Bay waxaa laga saaray Diin-soor, Halka Bakool laga qabsaday Xudur, Waajid, Tiyeyglow iyo Rabdhuurre, Shabeellada hoose: Wanla-weyn, Baraawe, Marka iyo Qoryooley.
2-bada sano ee madaxweyne Farmaajo lama qaadin dagaal weyn, Al-shabaab waxay dib u qabsatay magaalooyin badan, laakiin waxay dowladda furtay uun jidka xeebta ah ee Muqdisho illaa Marka, isla jidkaas 2-badii bil ee ugu dambeysay waxaa lagu dilay taliyeyaashii isaga kala dambeysay ee guutada 12-ka April.
Kaddib booqashada madaxweyne Xasan ee Mareykanka January 17, 2013, waxaa la qafiifiyey cunnaqabateynta hubka, weliba Obama ayaa saxiixay in taageero militari la siiyo Soomaaliya April 1, 2013. Dowladda Xasan Sheekh waxay heshiis la gashay Turkiga iyo Talyaaniga inay tababar dibadeed siiyaan saraakiisha ciidanka Soomaaliya. Waxay Turkiga kula heshiisay in la dhiso xero weyn oo lagu tababaro ciidanka Waa tan Jasiira. Waxay kaloo ku guuleysatay in ciidamadii lagu tababari jiray Uganda tabarkooda loo Soo wareejiyo Muqdisho.
Intii uu joogay madaxweyne Farmaajo, Mareykanka waxay qeybo ka mid ah ciidanka xoogga dalka ka joojiyeen saanaddii Militari iyo mushaarkii, waxaa xusid mudan in Trump uu saxiixay kordhinta duqeymaha ka dhanka ah Al-shabaab, waxaa uu sidoo kale Soomaaliya ku daray dalalka ka mamnuuca ah inay u safraan Mareykanka.
Dhaqaalaha: 2-badii sano ee ugu horreysay madaxweyne Xasan Sheekh waxaa laga shaqeysiiyey bangiga dhexe, waxaa uu sameeyey miisaaniyaddii ugu horreysay burburkii kaddib oo gaareysa $114,355,852, isaga oo golaha shacabka hor-keenay xisaab-xirka sannad walba. Madaxweyne Xasan markii uu yimid waxuu GDP dalka ka qaaday 2012-kii 1.2% (1.4 oo 2013 ah iyo 0.4 oo 2014 ah, waxaa xusid mudan in uu 2016-kii uga tagay 4.4.
Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa uu dalka qabsaday isaga oo GDP dalku yahay 4.4, laakiin 2-badii sano uu joogay hoos ayuu u dhacay oo wuxuu gaaray 2017(2.3) iyo 2018(3.1).
Xilligii Xasan Sheekh waxaa dalka maal-geshi ku sameysay Turkiga(Favori oo garoonka ah iyo Al-Beyrak oo dekedda ah), waxaa sahmin loo ogolaaday Soma Oil and Gas, inta uu madaxweyne Farmaajo joogay ma jirin maalgeshi toos ah.
2-badii sano ugu horreysay madaxweyne Xasan Sheekh, shaqaale dowladeed oo rasmi ah ayaa la diiwaan-geliyey, 3,000 ka badan ayaa la qoray illaa ay gaareen 5,526, iyada oo mushaarka ciidanka iyo shaqaalaha rayidka lagu bixin jiray grade halka Madaxweyne Farmaajo aanu weli qaadan wax shaqaale rasmi ah oo tirada rasmiga ah waa sidii hore.
Deyn Cafinta: Dowladda madaxweyne Xasan Sheekh waxay dalka dib ugu soo celisay hay’adda lacagta adduunka IMF, taasoo ay la gashay heshiiskii Article IV oo suurtogeliyey inay IMF Soomaaliya ka saxeexato heshiisyadii SMP iyo deyn cafiska. Waxay sidoo kale dib ugu Soo celisay Soomaaliya kaalintii ay ku lahayd iskaashiga Yurub, Afrika iyo Kariibiya Pasifik EU/ACP kaasoo suurtogeliyey inay Soomaaliya caawinaad toos ah ka hesho EU. Waxay ku guuleysatay barnaamijka New Deal kaasoo Waddada u furay inay Soomaaliya iyadu keensato mashaariicda horumarineed, madaxweyne Farmaajo waxaa uu sii waday barnaamijka SMP iyo xiriirka hey’addda IMF-ta iyo bangiga adduunka.
Dhismaha Hey’adaha Dowladda: 2-badii sano ugu horreysay ee madaxweyne Xasan Sheekh waxaa uu saxiixay sharciyo qeyb ka ah dhismaha hey’adaha dowliga ah sida Sharciga degmooyinka iyo gobollada, Sharciga Golaha Adeegga garsoorka, Dhismaha guddiga dib u eegista dastuurka, Sharciga shaqada wasaaradda arrimaha dibadda, Sharciga kalluumeysiga badda Soomaaliya, Sharciga dhisidda guddiga madaxa-bannaan ee xudduudaha iyo federaalka, Sharciga bangiga horumarinta iyo dib u dhiska iyo shuruuc kale halka madaxweyne Farmaajo ay ugu muhiimsaneyd sharciga isgaarsiinta iyo naafada.
Xilligii madaxweyne Xasan Sheekh waxaa la sameeyey tirakoob: Sahankan oo ay sameysay Wasaaradda Qorshaynta intii u dhaxeysay 2013-kii iyo 2014-kii ayaa lagu sheegay in qiyaasta dadka Soomaaliyeed ay yihiin; 12,316,895 (Laba iyo Toban Milyan, Saddex Boqol & Lix iyo Todobaatan Kun, Siddeed Boqol & Sagaashan & Shan Qof).
La Shaqeynta Baarlamaanka: 2-badii sano ee ugu horreysay, madaxweyne Xasan Sheekh waxaa uu saxiixay 9 sharci oo ka soo gudubtay golaha shacabka , halka madaxweyne Farmaajo saxiixay 4 sharci, sidoo kale ma jirin khilaaf soo kala dhex galay madaxweyne Xasan Sheekh iyo guddoonka, waxaana 4 sano la dhammeystay Guddoomiye Jawaari halka Madaxweyne Farmaajo ay is khilaafeen isaga iyo guddoomiyaha golaha shacabka, taasi oo keentay inuu is-casilo Mr. Jawaari.
Midnimada Dalka: 2-badii sano ee ugu horreysay madaxweyne Xasan Sheekh waxaa meel fiican gaaray wada hadalka Soomaaliya iyo Somaliland, laga bilaabo 13 April 2013 markaas oo madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Siilaanyo isku arkeen Turkiga iyo March 2015-kii, waxaa ay labada dhinac is hor fariisteen 7 jeer oo ka dhacay Turkiga iyo Djibouti.
Intii uu madaxweyne Farmaajo xafiiska joogay ma jirin wax wada-hadal ah, bal waxaa dhacday in wasiirka qorsheynta xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya uu soo-saaray warqad deeq bixiyeyaasha looga codsanayey in aan dib loo cusboonaysiin macaamilka gaarka ah ee beesha caalamku siiso Somaliland sida ku xusan heshiiska “new deal”.
Badda: Dowladdii madaxweyne Xasan Sheekh ayaa August 28, 2014 dacwad ka dhan dalka Kenya, kuna saabsan muranka dhulka u gudbisay Maxkamadda Cadliga Adduunka ee hoos tagta Qaramada Midoobey, Farmaajo iyo maamulkiisa waa ay sii-wadeen.
Arrimaha 2-bada sano ee Farmaajo lagu ammaanay waxaa ka mid ah safarkii uu ku tagay Jannaayo 2018 dowlad gobolleedyada Puntland iyo Galmudug.
Xiriirka Caalamiga: January 17, 2013: Kaddib safarka Madaxweyne Xasan ee Mareykanka, dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in markii ugu horreysey ay aqoonsatay dowladdiisa,
Xiriirka Dalalka Carabta iyo Khaliijka ayaa aad u fiicnaa, Iran iyo faafinta madhabka Shiicada ayaa lala dagaallamay, laakiin maamulka Farmaajo waxaa xumaaday xiriirka uu la leeyahay Sacuudiga iyo Imaaraadka. Afrika waxaa aad u xoogganaa xiriirka Afrika, sidoo kale Muqdisho ka dhacay shirka wasiirrada arrimaha dibadda IGAD. Isla 2-badaas sano waxaan ku biirnay Ururka Maamula Isgaarsiinta Satellityada Adduunka iyo dib u soo noqoshada xubinnimadeena baarlamaanka adduunka.
Xiriirka beesha caalamka iyo madaxweyne Xasan aad ayuu u fiicnaa marka la barbardhigo madaxweyne Farmaajo oo maamulkiisa uu ceyriyey wakiilka qaramada midoobey u fadhiyey Soomaaliya, sidoo kale waxaa xusid mudan in ay dacweeyeen safaarado dhowr ah oo ka howlgala Muqdisho.
Arrinta ugu muhiimsan ee 2-badaas sano uu qabtay madaxweyne Farmaajo waa heshiiska isdhexgalka geeska Afrika. Arrinka kale ee madaxweyne Farmaajo lagu ammaanay waa inuu weli la joogo ra’iisul wasaarihii ugu horreyey dowladiisa halka madaxweyne Xasan ay is khilaafeen ra’iisul wasaarihiisa, waxaase xusid mudan in xukuumadda la dhacday ra’iisul wasaare Shirdoon ay aheyd 10 wasiir halka isbeddelka wasiirrada ee xukuumadda Kheyre ay gaareen 20 wasiir.
Safarrada Dibadda Ah: Madaxweyne Farmaajo waxaa uu markii murashaxa ahaa dhalleeceeyey safarrada dibadda ah ee hoggaanka dalka, laakiin isbarbardhigga Goobjoog News waxaa lagu ogaaday in Farmaajo uu 10 safar ka badan yahay Xasan Sheekh, isaga oo 2-badii sano ee tagtay galay 40 safar oo dibadda ah.
Gabaggabo: isbarbardhiggaan 2-bada sano ah oo aan faahfaahintiisa cid walba la wadaagi karno waxaa soo baxday in maamulkii madaxweyne Xasan Sheekh uu ka fiicnaa midka madaxweyne Farmaajo marka la eego amniga, kobaca dhaqaalaha, dhismaha hey’adaha dowliga ah iyo siyaasadda arrimaha dibadda.
Goobjoog News
Alla yacisag, Xasan iyo Farmaajo waa kuwaas Soomaaliyay nin walba taariikhda ayaa qori, mugdi iyo dayaxna isku mid ma’aha, nimanka talada haya ha is furfuran dadka waaya aragga ahna haka qeyb galiyan talada iyo siyaasadda dalka si looga caawiyo in labada sano ee soo aadan aysan meel cidlo ah soo istaagin sida labada aan hadda soo dhaafnay oo kale.
Goobjoog waad mahadsantihiin Kun iyo kow jeer.
Sorry Hassan Sheekh hantidii dad weynaha ee uu dhacay inta inta miskiin ee maanta milyaneer uu ka dhigay iyo shirkadihio contrakyada la siiyey ee isagu iska lahaa hadana kumaad soo Darin gaaldii maydkooduu uu u sujuudey iyadoo mayd somaliyeed liido u yaao kumaad soo darin
Walaalkiis oo Airportka qayb dhan siisyey hadana isagu iska leeyahay maad sheeting
Markaa adigu meeqaa kaa soo gaarey koley xaaraan kama marnide?
Sheek qa daadan xaqiiqda kamadansheegin adeer waxa kugujira mucaaridnimo amaana kahelimeyside kaligaa iyo aragtidada hakuu ahaato
Waan akhriyey qoraalka aad ka sameyseen 2 sanno ee labada madaxweyne ee kala dambeeyey hase ahaatee ma aadan sheegina in uu socdo nifaamka deynta looga cafin lahaa oo wasaarada maaliyada ay aad ugu howlan tahay, waxaad kaloo aadan sheegina in sandkii hore midowga yurub uu 45 milyan ugu deeeqay soomaaliya waliba si toos ah dowlada ugu wareejiyey gaar ahaan wasaarada qorsheynta iyo XC, iyo in dowladda mareykanka ay labalaabtay howlgalada aminga laga saacoyado soomaaliya oo Trump amar ku bixiyey in ciidamada mareykanka ay si toos ah uga qeyb qaataan howlgalada lugta ah, in mushaaraadka ciidamada iyo shaqaalaha rayidka ay bil walba qaataan oo xitaa dib u dhac uusan ku imaan ilaa iyo hadda, in Somaaliya ay muujisay inaan waxba loo meerin karin oo ay tahay wadan xor ah oo madaxbanaan oo ay diiday iney laaluush qaadato oo ay ogolaato in ay sameeyso wixii lagu yiraahdo.
Hadii aad tihiin warbaahinta waxaad tihiin indhaha iyo maqalka dadweynaha isku daya inaad runta ka hadashaan oo marka aad isbarabar dhig sameyneysaan aad xogta saxda ah soo gudbisaan.
Mahadsanidiin
Tuug ayaa tihiin dollar qatayaal ah dhaqalaha dalka xiligii Hasan waadba shegtenee tan dowlada hada maxaad uga been abuuraneysaan 3.8 ayuu farmajo ka qabtay manta nah waxuu marayaa 7.2 waxa kordhay 3.4 taas ayaana cadeen u ah inaad dollar qadateen oo shacabka iyo dowlada raba iney iska horkenaan guuul nabad iyo nolol inta ka xun illahey mir kana harsiiyo koox burcad ayaa tihiin oo dowlad diid ah
Goob markaad samaynaysid barmaamij noocan oo kale ah waxaa waajib kugu ah inaad xaqiiqda ka hadasho lakiin hada waad cadiifad hadashay sida hadalkaaga ka muuqata
Dowlada hada jirta dhaliilo wey leedahay lakiin in waxqabadkeeda la in kiro ma ahan
Waa Idin Salaamay, Maregtan Goobjoog news ma aha miyaa, mise iyaduna waxay ku biirtay mareegaha faafiya Aragtida shaqsiyadeeda, warbixinta waxa ka muuqda Eex iyo nin jeclaysi, Dhexdhexaadnimo uguma jeedo:Somalidu way burburtay o xagii saxaafad way ka burbutay waxby mucaaradayaan ama waxbay taageerayaan Hadan xagee xog laysku halayn karo loogu imanayaaaa
Website cadhaysan baad tihiin tani isbarbardhig ma ahee xasn sheikh uun baad sheegteen wuxuu qabty ilaahy ka baqa
qoraalkiina inaan sii akhriyo waaban diiday
caloosha ayaad ka xanuunsantihiin qabyaalad
ayaa idin dilootay hassan sheikh haduu sharaf lahaan laha dib baa loo dooran lahaa
The content you posted is really good.
I like Kpop very much.
So, I have a site that deals with Kpop.
I recommend you to visit once you have time.
https://www.xman9.com | 카지노사이트
I think this is one of the most important info for me. And im glad reading your article. But should remark on few general things, The website style is great, the articles is really excellent
https://www.yeah77.com
awesome article keep it up like this in your future.I hope you do best afford and make future brigh congrats man.please click here.
https://www.dbk222.com
The origins of the game are disputed, and some sources claim that it dates to the 19th century
https://www.spacasino.net
Great Article it its really informative and innovative keep us posted with new updates. its was really valuable. thanks a lot
https://www.ccss77.com
Live Casino is a one-to-one game with real-time customers. In addition, the Customer Center provided by the Live Casino is available 24 hours a day, 365 days a year to provide prompt answers to users.
https://www.ccss79.com
just what I was searching for. Came here by searching for embarked. Please visit my site : 토토And learn more about online casino!!
This is a correct weblog for anyone who wishes to be familiar with this topic. Wanna check out my blog? Just click here:토토사이트 Thank you for sharing your ideas and tips!!!
Thanks for sharing this Blog with us your blog is very interesting if want more information topic about CASINO? Click here: 스포츠토토
such unbelievable information. I like the way clear up. Check out my site:사설토토 Compassionately do check my blog. Best of luck!!!
Really informative post. I personally thought the written post is well suited and trouble-free for me to go after provided guideline. visit this site to find out more: 토토 Thank you for sharing
I must say you have written a great article. The way you have described everything is phenomenal. If you have time, please visit my site : 스포츠토토Thanks for sharing it.
I just wish to give you a big thumbs up for the great information you have got right here on this post스포츠토토 7mscore is one of the trusted and recommended sites!!
Daebak! that’s what I was looking for, what a information! present here at this website,스포츠토토 thank you admin!!
Great post! I am really inspired from archive of post. Please do visit sportstoto site 바카라사이트and see more events and promo!
Thanks For Sharing All of the Usefull info i found this site to be very informative and usefull will come back to read more.Check this page out! 바카라사이트We have promo and events everyday!!
Thanks for sharing such great information. I also write about casino& sports betting online on my personal blog.카지노사이트 Thanks a lot admin!
This Is Really Great Work. Thank You For Sharing Such A Useful Information Here In The Blog! Wanna find out more?visit my site by clicking the link here:카지노사이트we have a lot to offer!
I believe this is among the so much important information for me. And i am glad reading your article. However wanna commentary on few common issues, The website style is ideal, the articles is really excellent.W ant to learn about sports betting?visit my site here: 일본야동we have a lot to offer!
I always spent my half an hour to read this blog’s articles every day along with a mug of coffee. 토토사이트 In case your looking for trusted betting site for sports toto , i suggest you to try this safety site of ours! click here!
Remarkable article, it is particularly useful! I’m becoming more acquainted with it better! Delights, keep doing more work and extra impressive! 파워볼게임 for those whose interested in betting, this is the best site for that. have fun and try your luck using this trusted site!
Great post! I am actually getting ready to across this information which I found very interesting to read. anyway, 토토 if your looking for interesting site click here .
I felt very happy while reading this site. This was really very informative site for me. I really liked it. When it comes to betting, there’s a lot of sites out there.토토사이트 it’s easy to pick one, but the question is, are they trustworthy? so for your safety, i highly recommended this site!
I am glad to have visited this site. It is a well-designed site and also contains useful information for the visitors. 토토 As for the hobby is to bet in online betting site, this site is trusted and safe, join now! try your luck and have fun too!
Thanks for sharing.I found a lot of interesting information here. A really good post, very thankful and hopeful that you will write many more posts like this one. 토토사이트 if you guys want to expirience how to bet in betting site, just visit my site. this surely safety and proven trusted.
I really appreciate the research you put into it. Thanks. 토토사이트 This is the best site for betting site, if your looking for that kindly click here!
It is nice to read such high-quality content. It is a good article that discusses the topic at hand quite well. I am looking forward to read more articles from your site. 토토 Looking for casino betting site? this site is no.1 betting site in korea, visit here!
Eminent post.I need to thank you for this enlightening read, I genuinely regard sharing this incredible post. Keep up your work. 카지노사이트 This site is only for interested and looking for online betting site, this is a trusted site for baccarat betting!
Really impressive post. I read it whole and going to share it with my social circules. I enjoyed your article and planning to rewrite it on my own blog. 바카라사이트 For those online casino fanatics, this site is for you. this is no.1 trusted site in korea !
Thanks for your post! I think there are many other people who are interested in them just like me!한국야동 Looking for exciting site, i asure you this site will fit in your taste, visit my site now!
Montar la polla, chupar la polla, rogar por la polla: estos aficionados no se detendrán ante nada para saciar su lujuria. Sus travesuras en los shows de sexo online calientes inundan Internet a medida que se crean y suben más videos.
Asalkan Anda menemukan situs web 온라인카지노 inspeksi yang sesuai, Anda tentu bisa tahu banyak tentang berbagai hal penting. Misalnya, ulasan tersebut memberi tahu Anda banyak tentang persediaan bonus.
Hampir semua situs menawarkan penawaran 더킹카지노
bonus, namun tidak semua penawaran ini realistis. Anda menemukannya begitu Anda mulai menggunakan tahap itu. Pilihan yang jauh lebih baik adalah melihat gambaran umum dan juga melihat apakah pasokan insentifnya nyata atau tidak.
Selain itu, Anda bisa mempelajari lebih lanjut tentang persentase pembayaran dari kasino tertentu untuk jangka waktu yang lama, plus itu juga disebutkan jika kasino beradaptasi dengan hukum 카지노사이트인증업체yang melihat pembayaran. Ini berarti bahwa ringkasan juga akan memberi Anda sedikit informasi tentang kualitas layanan yang disediakan kasino.
buy cialis non prescription http://kaletra24.com – buy kaletra generic viagra online
Knlzyo kfsdbo cialis price cialis 10mg
Want a lot of information about casinos and baccarat? Then visit our site once
https://www.1004casino.org
https://www.dnfl150.com 행운을 드리는 당신의 카지노
https://www.dnfl150.com/theking 더킹 카지노
https://www.dnfl150.com/sands 샌즈카지노
https://www.dnfl150.com/yes 예스카지노
https://www.dnfl150.com/first 퍼스트카지노
https://www.dnfl150.com/joy 조이카지노
https://www.dnfl150.com/royal 로열카지노
https://www.dnfl150.com/starclub 스타클럽카지노
https://www.dnfl150.com/asian 아시안카지노
https://www.dnfl150.com/superman 슈퍼맨카지노
This is certainly the best article. Very well constructed about blog commenting. Blog commenting plays a good role in SEO infact approving the comments is biggest achievement.
We welcome the President’s decision. But war is scary. Many people suffer. But people are all happy in casinos. I run a website that will handle information about casinos. I hope you get some fun at the casino. Why don’t you visit the 카지노사이트 today?
Nice information, valuable and excellent design,온라인카지노 as share good stuff with good ideas and concepts.
This is one very interesting post.꽁머니사이트 I like the way you write and I will bookmark your blog to my favorites.
https://www.ekffo150.com 우리카지노사이트