U bood dhigaalka

Khasaaraha Kadhashay Qaraxii Kismaayo Oo Kordhay

Sheeko:Amniga

Faahfaahino dheeri aya kaso baxaya Qarax caawa fiidkii ka dhacay Maqaaxi ku Taala Magaalada kismaayo, Caasimada KMG ee Maamul Goboleedka Jubaland.

Qaraxa ayaa ka dhacay Maqaaxi lagu nasto oo Loo yaqaan Xeebta Cagaha Gali oo ay dad shacab ahi ku cawayaynayeen.

Khasaaraha ka dhashay Qaraxaas ayaa gaarya 5 qof oo isugu jira Dhimasho iyo Dhaawac, dadkan wax yeeladu sooo gaartay aya ubadan dadkii Shacabka ahaa ee ku sugnaa Goobta.

 

GOOBJOOG NEWS.