Labada Aqal Ee Baarlamaanka Federaalka Ah oo Leh Kulanka Misaaniyadda 2020

Waxaa hadda isugu tagay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho xildhibaannada labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah kuwaas oo leh kulan lagu horkeenayo miisaaniyadda qaranka ee 2020-ka.

Kulankan oo noociisa ah waa markii ugu horeysay ee labada dhinac ay kulan mideysan ka yeeshaan miisaaniyadda qaranka.

Wararku waxaa ay sheegayaan in arrintan ay timid kadib heshiis ay hoggaanka labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah ku gaareen in hal meel ka dhaco akhrinta iyo ansixinta miisaaniyadda taasi oo soo afjartay khilaaf horay u jiray.

Wasiirka Maaliyadda Cabdiraxmaan Beyle ayaa lagu wadaa inuu baarlamaanka federaalka ah oo mideysan ka hor akhriyo miisaaniyadda 2020 oo gaareysa  $469.5

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW