Labo Askari oo Ku Dhimatay Qarax Gaari oo Ka Dhacay Muqdisho

Wararka aan ka heleyno degmada Hodan ee Muqdisho gaar ahaan inta u dhaxeysa qabuuraha Cabdirashiid iyo Isbitaal Erdogan ayaa la sheegayaa in qarax miino lagula eegtay gaari ciidan oo Cabdi Bile ahaa.

Miinadan oo aheyd midda dhulka lagu aaso ayaa sababtay dhimashada ilaa labo askari halka Goobjoogeyaasha qaar sheegayaan khasaare intaas ka badan.

Faahfaahinta kala soco, Goobjoog.

Goobjoog News

Related Articles

One Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW