U bood dhigaalka

Maamulka Gobalka Banaadir oo shaaciyay Natiijada Imtixaanaadka Shahaadiga ee 8-aad

Sheeko:Dalka

Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kaga qeybgalay Munaasabad lagu soo Bandhigaayay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8-aad Dugsiyada Gobolka Banaadir ee sanad dugsiyeedka 2020-2021.

Imtixaanka fasalka 8-aad ee sanadkaana ayaa waxaa u fariisatay ardey kor u dhaafeysa 10-kun waxaana ka gudbay imtixaanka 10,275 halka ay ku dhaceen 642.

Sanadkaana ayaa waxaa maamulka Gobolka Banaadir u suurta gashay inay qaadaan imtixaanaadka shahaadiga ah ee Magaalada Muqdisho.

May be an image of ‎text that says '‎Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maamulka Gobolka Banaadir Agaasinka Waxbarashada الفيدرالية لصومال الصوم سورية جمه ادارة التعليم Federal Republic of Somalia Banadir Regional Administration Education Directorate NATIIJADA GUUD ee ARDAYDA IMTIXAANKA KA QAYB GASHAY. TT Arday 1. Gudbay Dhedig 2. Haray Lab 10,275 Wadar 642 13,923 Wadar % 10,917 1,045 % 24,198 93.5% 42% 14,968 1,687 58% 6.5% 25,885 100% 100% hesho jada arday /dusgi fadlan booqo G.BANAADIR p://exam.bred.gov.so Xamarweyne/enaayo Street Mogadishu-somalia 598005 Call: 9333 Info@bred.gov.so www.bred.gov.so‎'‎

Goobjoog News