Madaxweyne Farmaajo “Mashruuca Garoonka Stadium Muqdisho Waxaa Naga Taageeray Dowladda Norway Iyo Midawga Yurub”

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa xarigga ka jaray 30-Juun 2020 garoonka  Stadium Muqdisho,isagoo sheegay in aad ugu faraxsanahay dib u soo celinta iyo qurxda maanta ka muuqata garoonka Xulka Qaranka,wuxuuna sheegay in ay u mahad celinayaan Dolwadda Norway iyo Midawga Yurub oo ka qeyb qaatay dhismaha iyo qurxinta gegida Muqdisho Stadium.

Halkan Ka Daawo Madaxweyne Farmaajo Oo Sharaxaad Ka Bixinaya Soo Celinta Garoonka

Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Furitaanka Garoonka Stadium Muqdisho

Warbixin:-Bahda Ciyaaraha Soomaaliya Oo Dowladda Kaga Mahad Celiyay Furitaanka Stadium Muqdisho

W/D-Maxamed Xuseen Qalinle

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW