U bood dhigaalka

Madaxweyne Siciid Deni oo Gaaray Baydhabo+Sawirro

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminaayey ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee caasimadda ku meel gaarka u ah maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Wafdiga madaxweyne Deni ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Baydhabo ku soo dhaweeyey madaxweynaha maamulkaasi Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo  mas’uuliyiin maamulkiisa ah iyo bulshada Baydhabo.

Madaxweyne Deni ayaa booqashadiisa Baydhabo ku micneeyey, sidii Puntland ay wadashaqeyn dhow ula lahaan laheyd maamulka Koonfur Galbeed, waxaana uu intaas ku daray in uu marar badan imaan doono Baydhabo.

Image may contain: 1 person, standing and outdoor

Image may contain: 3 people, people standing, suit, sky, shoes and outdoor

Image may contain: 4 people

Image may contain: 5 people, crowd and outdoor

Image may contain: 2 people, outdoor

Image may contain: 6 people, people standing and outdoor

Image may contain: 6 people, people standing

Image may contain: 9 people, people standing, suit, wedding and outdoor

Image may contain: 9 people, people standing, suit and wedding

Image may contain: 8 people, people standing, wedding, suit and outdoor

Image may contain: 7 people, people standing, suit and outdoor

Image may contain: 8 people, people standing, suit, wedding and outdoor

Image may contain: 9 people, people standing, crowd, wedding and outdoor

Image may contain: 4 people, people sitting

Goobjoog News