U bood dhigaalka

Madaxweynihii Hore Ee Galmudug oo Soo Gaaray Muqdisho

Sheeko:Dalka

Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo siweyn loogu soo dhoweeyey caasimadda.

Waxaa soo dhweyntiisa ka qeyb qaatay mas’uuliyiin iyo xidhibaanno uuka yahay  Mahad Maxamed Salaad, kuwaas oo ku sugnaa garoonka Aadan Cade oo soo dhoweyn loogu sameeeyey.

Cabdikariim ayaa waxaa uu kamid yahay mushaxiin dhowr ah oo ku soo wajahan dalka iyo kuwo ku sugnaa, kuwaad oo la sheegay in ay damacsan yihiin in ay ku dhawaaqaan gole ay ku midaysan yihiin sida lagu helaayo wararka.

Image may contain: 1 person, standingImage may contain: 5 people, people standing and suit

Image may contain: 2 people, people standing

Goobjoog News