U bood dhigaalka

Maqaayad La Baxday “Eeyaha Coffe” oo Laga Furay Sacuudiga

Sheeko:Amniga

Dalka Sacuudiga ayaa la sheegayaa in laga furay maqaayadda Eeyaha, taasi oo dadka leh Eeyaha ay coffee ka cabi karaa iyada oo ay la socdaan.

Sacuudiga iyo dunida muslimka, Eeyaha waa qaar laga deyriyo nadaafadooda, inta badan la iska ilaaliyo, oo Sacuudiga waxaa mamnuuc ahaa in la keeno goobaha ay dadku joogaan, laakin Sacuudiga oo furfurmaya ayaa hadda isbadal bilaabey, Eeyaha u furan maqaayadda.

Magaalo xeebeedka Khubar ayaa laga smaeeyey maqaayaddan, waxaana mar qura isbadal ku yimid dhaqankii booliiska xayawaanaadka oo diidanaa in la socdo, oo hadda ogolaadey.

Goobjoog News