U bood dhigaalka

Meydka Guddoomiyihii Banaadir Oo Lagu Aasay Muqdisho

Sheeko:Dalka

Allaha u naxariistee waxaa goor dhow xerada General Kaahiye ee magaalada Muqdidho lagu aasay  meydka marxuum Eng Cabdirixmaan Cumar Cismaan Yariisow oo ahaa duqii magaalada Muqdisho.

Madaxda DFS oo uu ugu horeeyo Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ka qayb galay salaadda Janaasada oo ka dhacday garoonka caalamiga ah ee Aden Cadde.