Meydka Injineer Yariisow Oo La Keenay Magaalada Muqdisho

Allaha u naxariistee waxaa goor dhow Salaada Janaasada lagula dukaday Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cabdulle Maydka Marxuum Eng Cabdirixmaan Cumar Cismaan Yariisow oo ahaa duqii magaalada Muqdisho.

Madaxda DFS oo uu ugu horeeyo Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ka qayb galay salaadda Janaasada.

Waxaa goor dhow lagu wadaa in lagu aaso Marxuumka Khabuuraha ku yaala xerada General Kaahiye ee magaalada Muqdidho.

Related Articles

3 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW