Muuqaal: DFS Oo Loogu Baaqay Ururinta Hubka Sharci Darrada Ah Ee Lagu Haysto Muqdisho

Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka aragti dhiibtay sida ay u arkaan go’aankii dhowaan kasoo baxay maxkamadda ciidamada qalabka sida oo ah in aan la aqbli doonin hub sharci darro ah lagu haysto magaalada Muqdisho.

Waxa ay shegeen in dowladda ay uga fahdiyaan iney uruuriso dhammaan hubka sharci darrada ah si loo sugo amniga magaalada.

Dowladda ayeey sheegeen in loo baahan yahay iney dhaqangeliso ammarka maxkamadda ciidamada islamarkaana lasoo uruuriyo hubka magaalada yaalla.

halkaan hoose ka daawo:


Goobjoog News

Related Articles

One Comment

  1. FAQASHTU HA KA NAXEEN IN REER MUQDISHO AY HAYSTAAN HUB KA BADAN KAN AY HAYSATO DAWLAD-KU-SHEEGGA FARMAAJO.

    HUBKAN WAXAA LOO HAYSTAA IN LAGU ERYO FAQASHTA UU FARMAAJO WATO.
    HUBKA WAXAA LOO HAYSTAA IN LAGULA JIHAADO XABASHIDA UU WATO FAQASH FARMAAJO.

    FAQASH FARMAAJO WUXUU HIDDE IYO SUUF U LEEYAHAY SOO HOGGAAMINTA CIIDAMADA AXMAARADA,

    WAXAA HORE U SOO XABASHI DALKAN UGU SOO HOGGAAMIYAY ADEERKIIS CUMAR XAAJI MASALE IYO ADEERKII CABDULLAAHI YUUSUF.

    ISAGANA WAA KAN KU FAANA INUU AFAR DEKADOOD OO SOOMAALIYEED UU KU WAREEJIYAY ITOOBIYA.

    HUBKA YAALA MUQDISHO WAA KII DALKA LOOGA XOREYN LAHAA WECELKA FARMAAJO AH IYO EYDA XABASHIDA AH UU WATO.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW