Muuse Biixi Oo Magacaabay Guddiga Xaquuqul Insaanka
				Sheeko:Dalka			
			
		Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa magacaabay guddi Xaquul Insaan oo ka kooban 7 xubnood.
Guddigan ayaa shaqadiisa waxay tahay arrimaha la socodka Xaquuqul insaanka waxayna kala yihiin.
- Maxamed Baaruud Cali Xubin
 - Rooda Axmed Yaasiin Xubin
 - Muuse Cismaan Warsame Xubin
 - Saleebaan Warsame Guuleed Xubin
 - Waris Abshir Xaaji Diiriye Xubin
 - Cumar Maxamuud Xuseen Xubin
 - Cabdirashiid Siciid Cindi Xubin
 
Goobjoog News