Muxuu Laacib Xasaasi Ka Yiri Goolkii Uu Ku Dhaliyay Garoonka Stadium Muqdisho

Xasan Cabdinuur Xasaasi oo ka tirsan kooxda Horseed iyo Xulka Qaranka Soomaaliya ayaa noqday laacibkii ugu horeeyay ee goolka ku dhaliya mudo 16-sano ka dib garoonka ciyaaraha Muqdisho Stadium, ay Dowladda kala wareegtay ciidamada Amisom sanadii 2018. “ Sharaf ayay aheyd in aan noqdo xidigihii ugu horeeyay mudo 16-sano ka dib goolkii ugu horeeyay ku dhaliyay … Continue reading Muxuu Laacib Xasaasi Ka Yiri Goolkii Uu Ku Dhaliyay Garoonka Stadium Muqdisho