Puntland oo Shaacisay Natiijadii Ka Soo Baxday Baaritaankii Dad Ay u Karaantiishay Xanuunka COVID-19

Dowlad goboleedka Puntland ayaa waxa ay shaacisay natiijada ka soo baxday baaritaan ay ku sameysay dad ay dhowaan magaalada Garoowe ku karaantiishay kuwaas oo looga shakiyay in ay qabaan xanuunka Coronavirus.
Warbixin uu soo saaray guddigga Puntland u qaabilsan ka hortagga caabuqa COVID-19 ayaa waxa ay ku xaqiijiyeen in dhamaan dadkii laga baaray xanuunkaasi ay yihiin kuwa aan qabin cudurka islamarkaana waxa ay guddigu ka dhawaajiyeen in sidoo kale aysan jirin wax kiisas cusub ah oo laga helay deegaanada maamulka Puntland.
Guddiga ayaa sidoo kale sheegay in la sii wadi doono awaamiirta la xiriirta in aan la isku imaan iyo in deegaanada Puntland aan la soo galin qaad, waxaana shacabka loo jeediyay in ay raacaan talooyinka ka imaanaya guddigga ka hortagga COVID-19, wasaaradda caafimaadka iyo baaqyada caalamiga ah.
Ugu dambeyn guddigu waxa uu shacabka reer Puntland meelkasta oo ay joogaan ka dalbaday in ay ka qeyb qaataan sanduuqa taakulada iyo ka hortagga Coronavirus.
Halkan ka akhriso qoraalka ay soo saareen guddiga
Goobjoog News
Hi, here on the forum guys advised a cool Dating site, be sure to register – you will not REGRET it https://bit.ly/34EHMey
Weyqtt xjuckh Buy cialis without rx cialis professional
Coynxi tdiqvs Order viagra usa generic cialis for sale
Inbjrk wimtng buy viagra cheap online cialis online canada
tadalafil ineffective [url=https://viacialisns.com/]daily cialis online[/url] Cats Claw Cephalexin Cialis Tab Elocon 0.1%