Qanyare Oo Geeriyooday

Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho waxaa ku geeriyoodey Allaha u naxariistee, Maxamed Qanyare Afrax oo ka mid ahaa siyaasiyiinta sida weyn dalka iyo dibadda looga yaqaanay.

Qanyare ayaa xanuunsanaa muddooyinkaan dambe, wuxuuna ku dhintey Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho, sidey inoo xaqiijiyeen ehladiisa qaarkood oo aynu xiriir la sameennay.

Maxamed Qanyare ayaa soo noqday wasiir iyo xildhibaan, sidoo kale wuxuu ka mid ahaa hoggaamiye kooxeedyadii dalka soo maray.

Muddooyinkan dambe ayaa la sheegay inuu ka shaqeynayey arrimaha dib u heshiisiinta iyo nabadda.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News

 

Related Articles

7 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW