U bood dhigaalka

Qarax Khasaare u Geystay Shaqaale Ka Tirsan Jaamacadda SIMAD

Sheeko:Dalka

Qarax ka dhashay waxyaabaha dhulka lagu aaso ayaa la sheegayaa in ay ku dhaawacmeen labo ka mid ah shaqaalaha Jaamacadda SIMAD.

Qaraxa oo ka dhacay  demagada Hodan, Muqdisho ayaa lagu waramayaa in ay kula kulmeen jidka taasi oo keentay dhaawaca darawal iyo mid kale oo ka mid ah ilaalada guddoomiyaha jaamacadda.

Qaar ka tirsan shaqaalaha oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in dhaawacyada loo qaaday Isbitaalka, uuna daran yahay darawalka.

Goobjoog News

Mawduucyada:Banaadir