1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Ka Qeygalay Shirka Wasiirrada Dalalka Geeska Afrika oo Nairobi Ka Dhacay Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa ka qeybgalay shirka 21-aad ee Iskaashiga Wasiirada Maaliyadda dalalka Geeska Afrika.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka ๐๐๐ง๐ข๐ ๐ข๐ ๐ ๐๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ซ๐ข๐ค๐ $18Million Ugu Deeqday Dowladda Soomaaliya Munaasibad kooban oo lagu saxiixay Heshiiska Bangiga iyo Dowladda Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Nairobi, halkaas oo uu ka soconayo shirka Sanad laha ah ee Bangiga Horumarinta Afrika.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Kulan La Qaatay Mas’uuliyiin Ka Tirsan Jaamacadda Carabta Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa intii uu socday shirka Wasiirada Maaliyadda Dalalka Carabta waxa uu shir gaar ah oo muhiim ah la qaatay madax ka kala socotay Dalalka Saudi Arabia.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Ka Qeybgalay Shirka Sanadlaha ah ee Hey’adaha Maaliyadda Carabta Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka shirka sanadlaha ah ee Heyโadaha Maaliyadda Carabta oo lagu qabanayo magaalada New Qaahira ee dalka Masar.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Guulaha Dhaqaalaha ee Labadii Sano ee Maamulka Madaxweyne Xasan Sheekh Labadii sano ee uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud joogay xilligiisa 2-aad, waxaa uu wax badan ka qabtay dhaqaalaha iyada oo la hirgeliyay aragtida Soomaali heshiis la ah dunida.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Ka Qeybgalay Shirka Wasiirrada Maaliyadda Jaamacadda Carabta Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa ka qeyb galay Fadhiga 33-aad ee shirka Wasiirada Maaliyadda dalalka Jaamacadda Carabta oo sanadkaan lagu qabtay Magaalada Manama.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Ku Booriyay Maalgadhiga iyo Kobcinta Dhaqaalaha Dalka ay Wadaan Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa hadal uu ka jeediyay Isku-imaatinka Maalgeshiga Qurba-joogta Soomaaliyeed ee lagu qabtay maanta Caasimadda Muqdisho.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka UNDP oo Soomaaliya Ka Taageeraysa Dib u Dhiska Kaabayasha Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, dib udhiska iyo Guryeynta XFS Wasiir Mudane Abdisalam Ali Dhaay oo ay wehlinayeen qaar kamid ah agaasime waaxeedyada Wasaaradda ayaa kulan la qaatay Madaxa UNDP ee Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda XFS โ๐๐ ๐๐ข๐ฅ๐ฒ๐๐ง ๐จ๐จ ๐๐จ๐จ๐ฅ๐ฅ๐๐ซ ๐จ๐จ K๐จ๐ซ๐๐ซ ๐๐ก A๐ฒ๐ฎ๐ฎ S๐๐ฆ๐๐๐ฒ๐๐ฒ D๐๐ค๐ก๐ฅ๐ข๐ ๐ ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐ ๐-๐ญ๐ข๐ข ๐๐ข๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐๐ L๐๐ฌ๐จ๐จ D๐ก๐๐๐๐๐ฒ” Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Bixi Imaan Cige oo maanta shir jaar’id ku qabtay xarunta Wasaaradda Maaliyadda ayaa ka warbixiyay hannaanka dib-u-habeynta Maaliyadda dalka iyo horumarka.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Ka Qeybgalay Shirka Hey’adda Hormarinta Bangiga Adduunka Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga qeyb galay shirka 21-aad ee Hayโadda Horumarinta Bangiga Adduunka.