1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Guddoomiye Aadan Madoobe oo Ka Hadalay Nuuca Doorasho ee Dowladdu Qabaneyso 2026 Guddoomiyaha Golaha Shacabka baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo wareysi siiyay warbaahinta dawladda ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Doorashada Baarlamaanka Biritain oo Maanta Loo Dareerayo iyo Xisbiga Talada Haya oo Cabsi Soo Wajahday Guud ahaan Dalka Britain, waxaa maanta oo Khamiis ah ka dhaceysa doorasho baarlamaani ah oo waqtigeeda laga soo hormariyay, iyada oo si aada loo saadaalinayo in xisbiga mucaaridka ah ee Shaqaalaha uu guul weyn kasoo hoyn doono.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada WAR DEG DEG: Baarlamaanka Jubbaland oo Meesha Ka Saaray Qodob Ka Hor Istaagi Lahaa Axmed Madoobe Inuu Tartamo Mar Saddexaad Kulan ay goor dhow yeesheen Baarlamaanka maamulka Jubbaland oo ku saabsan wax-ka-bedelka Dastuurka ayaa lagu ansixiyay wax ka bedelka qaar ka mid ah qodobada muhiimka ah ee Dastuurka Jubbaland.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Doorashada Madaxtinimada Iran oo Maanta loo Dareerayo, Kadib Geeridii Madaxweynihii Hore Dadka reer Iran ayaa maanta u dareeraya goobaha codbixinta si ay u doortaan madaxweynaha cusub ee jamhuuriyadda islaamiga ah oo ay ku tartamayaan afar musharax ka dib geeridii madaxweyne Ibrahim Raisi.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Natiijada Doorashada Koonfur Afrika oo Lagu Dhawaqay iyo Xisbiga ANC oo Markii Ugu Horeysay Guuldareystay Madaxweynaha Koonfur Afrika Cyril Ramaphosa ayaa ugu baaqay xisbiyada siyaasadeed ee dalkaas inay ka wada shaqeeyaan danta dalka, islamarkaana laga gudbo wixii kala qeybsanaan ah oo doorashada ka dhashay.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Mid Kamid ah Doorashadii Ugu Adkeyd oo Ka Dhaceysa Koonfur Afrika iyo Ololaha Socda Tirinta codadka ayaa ka bilaabatay koofur Afrika ka dib markii la xiray codbixinaha doorasho kamid ah kuwii ugu adkaa ee soo mara dalkaas,waxaana la filayaa in natiijada kama dambaysta ah lagu dhawaaqo ka hor Axadda.
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Maxaa Laga Fasiran Karaa Hadalkii Nairobi uu Ka Jeediyay Ra’iisulwasaare Xamse ee Ku Saabsanaa Doorashada? Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ku nool dalka Kenya ayaa uga warbixiyey xaaladda Soomaaliya iyo qorsheyaasha horumarineed ee dowladda.
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Akhriso: Shuruuc Diyaarsan oo Taageeraya in aan Dib loogu Noqon Teendhada Ra’isul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Cabdi Barre ayaa todobaadkan sheegay in doorashada qaran ee soo socota aan dib loogu noqon doonin teendhada, xukuumaddiisuna ay ka shaqeyneyso arrinkaasi.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland oo Maanta Dhameystiray Guddiga Doorashooyinka Golaha wakiilada Somaliland ayaa goor dhow ansixiyay xubintii todobaad ee komishinka doorashooyinka taasoo ka dhigay in Somaliland ay bilaha soo socda ay u dareeri doonto doorashooyinka Madaxtinimada.