1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Qaramada Midoobay oo Soomaaliya Ka Taageeraysa Arrimo Quseeyo Doorashooyinka Qaramada Midoobay ayaa shaacisay in Soomaaliya ay ka caawin doonto arrimo dhowr ah kuwaas oo la xiriira arrimaha doorashooyinka soo socda oo dalka uu galayo dabayaaqada sanadkaan 2020-2021-ka. Wakiilka Qaramada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Axmed Madoobe oo Muqdisho Kula Kulmay Xildhibaannada Labada Aqal BFS Ku Matala Jubbaland Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta kulan kula qaatay Muqdisho , Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee laga soo doorto Jubbaland. Kulankan oo ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxamed Xuseen Rooble oo Fariintiisii Ugu Horeysay u Diray Golaha Shacabka Maxamed Xuseen Rooble oo dhowaan loo magacaabay xilka Ra’iisulwasaaraha cusub ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa faariintiisii ugu horaysay diray tan iyo markii lagu dhawaaqay sedex cisho ka hor, oo digreeto…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Farmaajo oo Ra’isul wasaare Ka Dhigay Shakhsi Ku Cusub Saaxada iyo Saamileyda Siyaasadda, Waa Kuma? Madaxweyne Farmaajo ayaa ra’isul wasaare u magacaabay Maxamed Rooble kaas oo aan horay loogu arag saaxada ama xaataa saamileyda siyaasadda. Magacaabista Rooble ayaa waxaa ay timid saacado yar uun kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Qoorqoor oo Weli Isticmaalaya Magaca Dhuusamareeb, Aaway Samareeb? Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Axmed Kaariye Qoorqoor oo ka hor hadlayey maanta golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa lagu arkay in weli uu isticmaalayo magaca Dhuusamareeb.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Cabdi Xaashi oo Kulan La Qaatay Mas’uuliyiin Ka Tirsan Madasha Xisbiyada Qaran Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay hoggaanka madasha xisbiyada qaran, kulanka ayaa ka dhacay hoyga Madaxweynihii hore…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Qoorqoor, Waare iyo Laftagareen Oo Ka Arrinsaya Imaanshiyaha Muqdisho Madaxweyneyaasha Galmudug, Hirshabelle iyo Koonfur galbeed Axmed Kaariye Qoorqoor, Maxamed Waare iyo Cabdicasis Laftagareen ayaa la sheegay in ay isla garteen kulan looga arrinsanayo imaanshiyahooda Muqdisho. Kulankan oo lagu wado…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maadaxweynaha Jubbaland oo Maanta Hortagaya Golaha Aqalka Sare Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta lagu wadaa inuu kulan la qaato golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, kadib muddouu ku sugnaa Muqdisho. Madaxweynaha ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madasha Xisbiyada oo War Ka Soo Saaray Wadahadallada Farmaajo Deni iyo Madoobe Madasha xisbiyada qaran ayaa warka kasoo saartay wadahadallada dowladda federaalka ah iyo maamullada Puntland iyo Jubbaland, madashu waxaa ay soo dhweysay dib u bilaabasha hannaan heshiis looga gaarayo doorashada 2020…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xasan Sheekh oo La Kulmay Deni, Ururro Siyaasadeed iyo Safiirka Mareykanka Kahor Shirka Farmaajo Madaxweynihii Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa maanta kulamo kala duwan la yeeshay madaxweynaha Puntland, madax ka tirsan ururrada siyaasadda iyo safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya. Mudane Xasan ayaa waxaa uu kulan…