1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Ajendaha Kulanka Ugu Horreeya Ee Golaha Shacabka Waxaa maanta magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay guddiga Joogtada ah ee golaha Shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaliym, kulanka guddiga ayaa ka qabsoomay xarunta kumeel gaarka ah ee golaha shacabka. Kulanka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Joogtada Ah ee Golaha Shacabka oo Maanta Shiraya Waxaa xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho maanta ku shiraya guddiga joogtada ah ee golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya sida lagu sheegay bogga golaha shacabka. Guddigan ayaa la sheegay inay…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Nuxurka Kulankii Madasha iyo Hoggaanka Labada Aqal Ee Baarlamaanka Madasha xisbiyada qaran ayaa ka warbixisay natiijada kulankii maalintii shalay dhex maray madaxweynayaashii hore ee dalka Shariif Sheeikh Axmed, Xasan Sheeikh Maxamuud iyo goddoonka labada Aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya …
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Ku-xigeenka Baarlamaanka Puntland oo Ka Horyimid 4.5 Guddoomiye ku-xigeenka kowaad ee golaha wakiilada dowladda Puntland Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan, ayaa ka digay in dalka ay ka qabsoonto doorasho qof iyo cod ah sanadka 2021-ka taas oo lagu saleeyey…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la Kulmay Madaxweynayaashii Hore Ee Dalka Guddoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Mursal Sh. Abdirahman ayaa kulan gaar ah ku casuumay hoggaanka Madasha Xisbiyada Qaran. Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada qaran Sh. Shariif Sheekh Ahmed iyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud…
4 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Mug La’aanta Hadal Jeedinta Madaxweyne Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sabtidiia khudbadda furitaanka kalfadhiga 7-aad ee baarlamaanka federaalka ah ka horjeediyay labada gole isaga oo ka hadlay arrimo badan. Maxay aheyd in Madaxweyne Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweynaha Galmudug oo Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada oo Ka Qabsoomay Gaalkacyo Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) ayaa maanta shir guddoomiyay shirka isbuuclaha ah ee golaha wasiirrada Galmudug oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo. Shirka ayaa looga hadlay Ammaanka…
5 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Nuxurka Khudbadihii Furitaanka Kalfadhiga 7-aad Ee BFS Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay kalafadhigii 7-aad ee labada gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya. Kulanka oo ka dhacay xarunta Villa Hargeysa, oo maanta uu kulanka ka qabsoomay ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senetor Dufle oo Ka Hadlay in 4.5 Lagu Qeybsanayo Matalaada Gobalka Banaadir uu Ku Yeelan Doono Aqalka Sare Senetor Cusmaan Maxamuud Dufle oo ka mid ah guddiga isku dhafka labada aqal ee loo igmaday diyaarinta iyo dhameystirka xeerarka doorashooyinka qaranka ayaa waxa uu si adag uga hadlay wararka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Saxaafadda Madaxa Bannaan oo Loo Diiday Tebinta Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya Warbaahinta madaxa bannaan ee ka shaqeysa Soomaaliya gaar ahaan caasimadda dalka ee Muqdisho ayaa loo diiday inay tebiyaan kalfadhiga 7-aad ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta lagu wado inuu furo…