Wasiirka Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Soomaaliya Xamse Saciid Xamse Oo Guul U Rajeeyay Xulka Qaranka Minifootboolka Wasiirka Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Soomaaliya Xamase Saciid Xamse ayaa guul iyo natiijo wanaagsan u rajeeyay ciyaartooyda iyo macallimiinta Xulka Qaranka kubad cagyaraha Soomaaliya ee dhawaan ka qeyb galaya tartanka Qaarada… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Cabdullahi Faarax Daguur “Macallin Cismaan Iskoot Waa Hanti Qaran ” Cismaan Xaaji Maye (Iskoot) oo ka mid ahaa difaacayadii ugu adkaa Xulka Soomaaliya iyo naadiga Horseed,sanadihii la soo dhaafay wuxuu ahaa macallinka Xulka Qarankaa Miniftootboolka ee ka qeybgalay tartamo caalami,welina…
1 daqiiqo Guddoomiye Xaaji Aadan “Waxaan Rabnaa In Aan Fursad Siino Halmilyan Oo Dhalinyaro Soomaaliyeed Oo Matasha Xulka Qaranka Soomaaliya”. Madaxda cusub ee Wasaaaradda ciyaaraha iyo dhalinyarada Jubaland ayaa kulan booqasho is barasho la yeeshay madaxda xiriirka kubad cagyaraha Soomaaliya,wuxuuna u jeedka kulan ahaa in si dhaw ay u wada…
1 daqiiqo Guddoomiye Xaaji Aadan “Bulshada Soomaaliyeed Waan In Ay Taageeraan Xulka Qaranka Minifootboolka”. Guddoomiyaha xiriirka kubad Cag yaraha Soomaaliya Mudane Xaaji Aadan Cabdulle oo la hadlay Goobjoog ayaa ka warbixiyay safar ay dhawaan ku tageeen Dalka Nigeria,isagoo sheegay .in ay muhiim tahay in…
2 daqiiqo Soomaaliya Oo Ka qeybgalaysa Tartanka Qaarada African Minifootball Xiriirka Kubbad Cagyaraha Soomaliya ee Somali Minifootball Association wuxuu ka mid yahay xiriirada ku soo kordhay caalamka,waxaana Soomaaliya laga aas aasay sanadii 2015,iyadoo guddoomiyihii ugu horeeyay ee Somali Minifootball Association…
9 daqiiqo WARBIXIN: Liverpool vs AC Milan… (Fiinaalka Champions League ee ay ka farcameen Tababarayaasha haatan, Siyaasi & Farshaxaniiste) Fiinaalkii Champions League ee sanadkii 2007 dhex maray kooxaha Liverpool iyo AC Milan ayaanan sameyn taariikh iyo xusuus u dhiganta fiinaalka tartankaas ee 2005 ka dhacay Istanbul. Labadan koox ayaa…
2 daqiiqo Paul Pogba oo ugu dambeyntii dib u helay Baabuurkiisa qaaliga ah ee ka maqnaa 270 maalmood Paul Pogba ayaa aakhirkii dib u helay Baabuurkiisii Rolls-Royce ka ahaa ee muddo dhowr bilood ah ku jiray gacanta booliska. Xiddigga kooxda Manchester United ee ka dhisan waddanka Ingiriiska, Paul…
2 daqiiqo Goolhaye Joe Hart oo qiimo jaban ku iibinaya Gurigii quruxda badnaa ee ugu yaalay Magaalada Manchester… + SAWIRRO Joe Hart ayaa jecel nolosha Magaalada London, waxaana uu qiimo jaban oo dhan 3.69 milyan oo gini ku iibinayaa Gurigiisii ku yaalay Greater Manchester. Dadka ayaa indhaha kala furay markii…
1 daqiiqo “Pep Guardiola dabada ayuu naga laadi jiray tababar walba” – Thomas Muller Weeraryahanka kooxda Bayern Munich ee Thomas Muller ayaa ka sheekeeyay ka hoos shaqeynta Tababare Pep Guardiola iyo xeeladihii uu sameyn jiray markii uu macallinka u ahaa Bavarians. Muller ayaa soo…
1 daqiiqo Kooxda Barcelona oo haddii uu ka tagayo Lionel Messi bedelkiisa ka dhex aragta dalka Jarmalka Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa la ogaaday weeraryahanka ay diiradda saaran doonto, kaasoo ay u aragto bedelka Lionel Messi haddii uu kabtankeeda uu ka tago garoonka Camp Nou. Naadiga reer…