Dhalinyarada Magaalada Muqdisho Ayaa Soo Dhaweeyay Wasiirka Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Soomaaliya Xamsa Saciid Xamsa,Iyagoo U Rajeeyay Guul Iyo Horomar Qaar ka mid ah dhalinyarada Magaalada Muqdisho oo la hadlay Goobjoog ayaa soo dhaweeyay Wasiirka ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya,mudane Xamsa Saciid Xamsa,iyagoo u rajeeyay guul iyo horomar,Wasiir Xamsa Saciid ayaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Xildhibaan Shaacir “Guul Ayaan U Rajaynaayaa Wasiir Xamsa Iyo Wasaarada Ciyaaraha Dalka” Xildhibaan Cabdullahi Maxamed Aadan (Shaacir) oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya horayna ugu mid ahaa xidigihii hore Soomaaliya ayaa u hambaleeyey Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya mudane Xamza Saciid…
1 daqiiqo FIFA Oo Hambalyo U Soo Dirtay Wasiir Xamsa Saciid Xamse Xiriirka Kubbadda Cagta Adduunka ee FIFa ayaa hambalyo u soo diray Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya mudane Xamsa Saciid Xamsa oo xiligan loo magacaabay 19-October 2020. Warqada ka soo baxday…
1 daqiiqo Wasiir Xamza Saciid Xamza “Aan U Hiilino Isboorrtiga Dalka ” Wasiir Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya mudane Xamza Saciid Xamza oo ka hadlay furitaanka tartanka kubbadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir 2020 ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in uu…
1 daqiiqo Daadir Amiin Cali Oo Loo Magacaabay Macallinka Gobolka Banaadir Maamul Gobolka Banaadir ayaa tababaraha kooxda Gobolka Banaadir ee ka qeyb galaysa tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir u magacaabay ciyaaryahankii hore Xulka Qaranka Soomaaliya Daadir Amiin Cali…
1 daqiiqo Wasiir Xamse Oo Daah Furay Tartanka Kubbadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir Waxaa Maanta Garoonka Kubada Cagta ee Eng. Yariisow Stadium ka furmay Tartanka Kubada Cagta ee Degmooyinka Gobolka Banaadir 2020, kaasi oo sanadkaan markii ugu horeysay ay ka qeyb-galayaan Naadi ka…
1 daqiiqo Dhakab Gurey “Guul Ayay Noo Tahay Helitaanka Garoonka Mira-Aware” Dhakab Gurey Yamani oo ka mid ah xidigaha kooxda Horseed ee Puntland,sidoo kale labo jeer fiinalaha la yimid kooxda Puntlad tartankii kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa guul…
1 daqiiqo Buurane “Waa Ceyb In Loo Gacan Qaadaa Garsoorayaasha Kubbadda Cagta” “Waa ceyb in loo gacan qaadaa garsoorsoorayaasha kubbadda cagta,Xiriirka kubbadda cagta waxaa laga rabaa in adkeeyaan sharciyadda lagu hagayo ciyaaryahanada iyo macallimiinta dalka” ayuuGoobjoog Sports u sheegay Macallin Cabdulllahi Buurane.…
1 daqiiqo Cabdullahi Buurane “Xiriirka Kubbadda Cagta Waa Xeyndaab U Xeran Dad Gaar Ah” Cabdullahi Maxamed Buurane oo ka mid ah macalliniinta kubbadda cagta,sidoo kalane ah qabiir xaga ciyaaraha ayaa aad u dhaliilay qaab hoggaaminta madaxda Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya,isagoo sheegay in loo baahanyahay…
3 daqiiqo Macallin Cabdullahi Buurane “Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Horomar La’aan Ayaa Ka Jirta “ Cabdullahi Maxamed Buurane oo ka mid ah macalliniinta kubbadda cagta,sidoo kalane ah qabiir xaga ciyaaraha ayaa warayso dhinacyo badan siiyay Goobjoog Sports,isagoo ka waramay horomarka iyo gaabisyada ka jira isboortiga…