Ibraahim Geedow “ Xulka Qaranka Uma Baahan Macallimiin Ajaanib Ah Oo Qaata Dhaqaale Badan ” Falanqeeye IIbraahim Geedow Cawaale ayaa sheegay in ay ceyb tahay in sanad walba la badalo macallimiinta Xulka Qaranka hogaaminaysa,isagoo Xiriirka kubabdda cagta u sheegay in wax ka badalaan arintan,maadama Soomaaliya… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Ibraahim Geedow “ Madaxda Xiriirka Kubbadda Cagta Waa In Lala Xisaabatamaa” Ibraahim Geedoow Cawaale oo ah qoraa iyo falanqeeye ciyaaraha gudaha ayaa sheegay saamilayda isboortiga dalka ay la xisaabtamaan mas’uuliyeenta hogaaminaysa Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Halkan Ka Daawo Qeyb Ka Mid…
2 daqiiqo Tartan Lagu Xusayo Laacibkii Hore LLp Jeenyo Iyo Xulka Qaranka Marxuum Maxamed Xaaji Aadam (Uurey) Ayaa Si Weyn Ugu Socda Muqdisho Magaalada Muqdisho waxaa si weyn ugu socda tartan lagu xusayo laacibkii hore LLP Jeenyo Xulka Qranka Soomaaliya iyo Gobolka Baayo Maxamaed Xaaji Adam Uurey kaas oo dabayaaqadii 2019 ku geeriyooday…
1 daqiiqo Ibraahim Geedow “ Xiriirka Kubbadda Cagta Waa In Uu Horomar Gaarsiiyaa Maamul Goboleedyada ” Ibraahim Geedow Cawaale oo ka mid ah falanqeeyaasha ciyaaraha gudaha ayaa sheegay in Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya laga rabo in ay horomar iyo dhaqaalo geliyaan ururada kubbadda cagta Maamul Goboleedyada…
1 daqiiqo Tartan Lagu Xusayo Laacibkii Hore LLp Jeenyo Iyo Xulka Qaranka Marxuum Maxamed Xaaji Aadam (Uurey) Ayaa Si Weyn Ugu Socda Muqdisho Magaalada Muqdisho waxaa si weyn ugu socda tartan lagu xusayo laacibkii hore LLP Jeenyo Xulka Qranka Soomaaliya iyo Gobolka Baayo Maxamaed Xaaji Adam Uurey kaas oo dabayaaqadii 2019 ku geeriyooday…
1 daqiiqo Ibraahim Geedow “Xiriirka Kubbbadda CagtaS Soomaaliya Waa In Uu Wakiilo U Diraa Xirfadlayaasha Jooga Kenya ” Ibraahim Geedoow Cawaale oo ah qoraa iyo falanqeeye ciyaaraha gudaha ayaa sheegay Wadanka Kenya laga helayo ciyaartooy iyo macallimiin tayo wanaagsan kuwaas oo door wacan ka qaadan kara Xulka Qaranka…
1 daqiiqo Geedow “Daawasho La’aan Ka Jirta Horyaalka Soomaaliya Waxay Abuuraysaa In Ay Niyad Jabaan Ciyaartooyda ” Ibraahim Geedoow Cawaale oo ka mid ah falanqeeyaasha ciyaaraha gudaha ayaa sheegay in nasiib daro ay tahay daawasho la’aanta ka jirta horyaalka Soomaaliya niyad jab ay ku noqonayso ciyaartooyda iyo…
1 daqiiqo Ibraahim Geedow “Dhismaha Stadium Muqdisho Waan In La Waa Fajiyaa Heerka Caalamka ” Ibraahim Geedow Cawaale oo ah Qoraa & falanqeeye ciyaaraha gudaha ayaa sheegay in dhismaha garoonka Stadium Muqdisho laga hoos marin heerka caalamiga ee garoomada Xiriirka Kubbadda cagta caalimga ee FIFA
2 daqiiqo Cabdullahi Xasan Sulaymaan Baliil “Daawasho La’aan Ayaa Ka Jirta Horyaalka Soomaaliya ” Horyaalka Soomaaliya ayaa waxaa ku yimid hoos dhac dhinaca daawashada kamana qeyb galaan taageerayaasha kooxaha kubbadda cagta,inkastoo ay jiraan kuwa yar oo taga garoomada Eng.Yariisow ee degmada Cabdicasiis iyo garoonka…
1 daqiiqo Yuusuf Yuusuf “ Wasiir Khadiijo Qalad Ayay Ku Haystaa Warbaahinta Goobjoog ” Yuusuf Maxamed Yuusuf oo ah qoraa xaga ciyaaraha ayaa sheegay in Wasiirka ciyaaraha iyo dhallinyarada Dowladda Khadiijo Maxamed Diiriye iyo xiriirada ka dhisan Soomaaliya aysan xaq u laheyn in garoomada…