Madaxweyne Dani: Puntland Waxay u Taagan Tahay Midnimada Soomaaliyeed Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo hadal ka jeediyay munaasabad ballaaran oo lagu qabtay magaalada Garoowe, laguna xusayay sanadkii guuradii 26-aad ee ka soo wareegtay/ 1 daqiiqo
2 daqiiqo Madaxweynaha Mareykanka oo Shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Xuska Luulyo Farriin qoraal oo uu soo diray Madaxweynaha Dowladda Mareykanka Joe Biden oo nuqul ka mid ah Warbaahinta Qaranka Soomaaliya ay soo gaarsiisay Safaaradda Dowladda.
1 daqiiqo Boqorka Ingiriiska oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Maalinta Qaranimada 1-da Luulyo Boqorka dalka boqortooyada midowday ee Ingiriiska mudane King Charles ayaa dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta ciidda qaran ee sanad guurada 64-aad ee 1-da Luulyo.
2 daqiiqo Raxan Diyaarado ah oo 34 Sano Kadib Kasoo Muuqday Dabaaldegga Xuska 1-da Luulyo Xilli ay maanta ku beegantay 1-da Luulyo oo ah markii ay gobollada Koonfureed ee dalku madax-bannaanidooda ka qaateen gumeystihii Talyaaniga, islamarkaana ay waqooyiga iyo koonfurta dalku ku Midoobeen Jamhuuriyaddii koobaad.
4 daqiiqo 1-da Luulyo iyo Sida Looga Xusay Gobollada Xilli Calanka Buluugga 33 Sano Kadib Laga Taagay Laascaanood Munaasabadda xuska 1-da Luulyo ayaa habeenkii xalay siweyn looga xusay dowlad goboleedyada dalka, taas oo lagu weynaynayay maalintii xornimada qaateen gobollada Koonfureed iyo midowgii labada gobo lee lagu unkay Jamhuuriyadda Soomaaliya.
2 daqiiqo Maxaad Ka Taqaanaa Suugaanta u Gaarka ah Xuska Maalinta Qaranimada Soomaaliya ee 1-da Luulyo? Ka sokow halganka hubaysan ee loo soo galay gobanimada iyo madax-bannaanida dalkeena, waxaa jiray rag suugaanuahanno ah oo guubaabo iyo tirtirsiin uga qeyb-qaatay sidii gumeystaha laysaga dulqaadi lahaa.
1 daqiiqo Guutooyin ka Tirsan Ciidanka Qaranka iyo Diyaarado Ka Qeyb Qaadanaya Munaasabada Xuska 1-da Luuliyo. Munaasabada Xuska 1-da Luuliyo ayaa maanta si weyn looga xusaya meelo badan oo ka mid ah dalka, Munaasabadaan ayaa uga duwan Munaasabadihii hore in ay ka qeyb qaadanayaan diyaarado helicopter ah kuwaasoo hawada sare.
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyey Maalinta Xornimada iyo Midowga ee Luulyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda qiimaha badan ee 1-da Luulyo ee xornimada dalkeenna.
1 daqiiqo Guddoomiye Golaha Shacabka oo Umadda Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Munaasabadda -da Luulyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska munaasabadda 1-da Luulyo oo ku beegan 64-sano guuradii ka soo wareegatay xorrnimadii gobolada koonfureed.
2 daqiiqo Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Ka Qeybgalay Munaasabadda 1-da Luulyo iyo Calan Saarka. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay Munaasabadda Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo oo ku astaysan 64 sano guurada xornimada Gobollada Koonfureed.