9 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab, Maqaallada Goobjoog Al-Shabaab oo Beddelaysa Habdagaalkeeda: Istiraatiijiyad Qorshaysan Mise Isbeddel Lagu Qasbay? Daraasad cusub oo uu soo saaray Machadka Saldhig ayaa falanqaynaysa sida Al-Shabaab u beddeshay hawlgalladeeda militari, maamulkeeda, tiknoolajiyadda ay adeegsato iyo xiriirrada ay la leedahay bulshada iyo kooxaha dibadda. Machadka…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Maxay ka qabaan Dastuurka iyo Shuruucda Soomaaliya falka lagu aflagaadeynayo calanka dal shisheeye? Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xirtay shaqsiyaad lagu eedeeyay inay ku kaceen fal lagu aflagaadeynayay calanka Mareykanka, kaddib markii uu muuqaalkaasi si weyn ugu faafay baraha bulshada, iyadoo tallaabadaasi ay soo…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Hoggaamiyihii Dhisay Qatar-ta Casriga ah oo geeriyooday Sheekh Xamad Bin Khaliifa Aal Thaani, Amiirkii hore ee Dowladda Qatar iyo Amiirka Aabbaha, ayaa geeriyooday maanta oo ku beegan 12-ka Luulyo 2026, isagoo jiray 74 sano. Dowladda Qatar ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Caalamka Oo Garab-Istaag U Muujiyay Soomaaliya Munaasabadda 66-Guurada Xorriyadda Munaasabadda 1-da Luulyo, 2026, oo ku beegan 66-guurada ka soo wareegtay madax-bannaanida iyo midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxay dhalisay dared weyn oo caalami ah. Baraha bulshada, fagaarayaasha dublamaasiyadda, iyo baraha…
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Kacaanka Warshadaynta: Soomaaliya oo u Jihaysatay Dib-u-soo-noolaynta Warshadaha si loo Gaaro Madaxbannaani haqaale MOGADISHU, Goobjoog – Warbixin gaar ah oo la soo saaray ayaa muujinaysa in guud ahaan dalka Soomaaliya uu ka bilowday isbeddel aamusnaan ah oo dib loogu dhisayo kaabayaashii waxsoosaarka dalka,…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog, Midnimada Soomaaliya, Munaasabadaha Gaarka ah, Warar & Warbixino Munaasabado lagu maamuusay 26-ka Juun oo laga qabtay magaalooyin kala duwan oo dalka ah Munaasabado ballaaran oo lagu xusayay 26-ka Juun, maalintii gobollada waqooyi ee Soomaaliya ay xorriyadda ka qaateen gumeysigii Ingiriiska sannadkii 1960-kii, ayaa lagu qabtay magaalooyinka Muqdisho, Hargeysa, Dhuusamareeb iyo Baydhabo.
4 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog BAARITAAN: Haddii aad ku safartay diyaaradda Ethiopin Airlines shantii Maarso, waxaad raacday diyaarad tijaabo ah? Ka warran haddii laguu sheego maalinta aad tigidh diyaaradeed goosato, kursigaaga aad ku fariisato, suunkana aad xirato, islamarkaana aad sugaysay oo keliya in diyaaradda cirka isku shareerto, in jirto xog…
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Maxaa ka Dhalan Kara Socdaalka Qar-iska-tuurnimada ah ee Cirro? Hoggaamiyaha maamulka Waqooyigalbeed ayaa safar qar-iska-tuurnimo ah ku tegay Israa’iil. Socdaalkan oo ku soo aaday xilli xaaladda Bariga Dhexe ay marayso marxalad aad u xasaasi ah, isla markaana dagaallada iyo…
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Hal Dhibic oo Bani’aadannimo ah: Dhiig Bixi, Naf Badbaadi Maanta oo ku beegan 14-ka Juun, dunida oo dhan waxaa laga xusaa Maalinta Adduunka ee Dhiig-bixiyeyaasha, iyadoo sanadkan hal-ku-dhigga loo doortay uu yahay: “Hal Dhibic oo Bani’aadannimo ah, Dhiig Bixi,…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Waa kuma hoggaamiyaha 70-jirka ah ee Loo Doortay Koonfur Galbeed? Magaalada Baydhabo waxaa maanta lagu doortay hoggaamiyaha cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), oo ka mid ah siyaasiyiinta ugu waayo-aragsan dalka. Doorashadan oo…