Noloshooda Ayaan Ku Xushay Caruurta Ceykaan ah Markii aad marayso jidadka waaweyn ee magaalada ama aad ku sugantahay goobaha ay dadku ku badanyihiin waxaad arkaysaa carruur yar yar oo koonbada caseeya wata, islamarkaana ku oranaya” kabaha ma kuu hagaajiyaa?”. 3 daqiiqo
3 daqiiqo Mala Joogaa Xilligii Dib Loo Howlgelin Lahaa Diyaaraddii Soomaali Airline? Waxaa dalka Soomaaliya si maalinle ama todobaadle ah u yimaada 10-naan diyaaradood oo ay leeyihiin dowlaha dunidu, kuwo ay shirkadu gaar ahi leeyihiin duulimaadyada ay ku imaanayaan, iyo rakaabka ay qaadayaan malaayiin doolar ka hela.
3 daqiiqo Sidee Ayuu u Dhacay Weerarkii Lagu Qaaday Trump iyo Xogtii Ugu Dambeysay? Weerarka waxaa fuliyay nin hubeysan oo rasaas kasoo furay banaanka goobta hadal jeedinta ka socotay xilli uu khudbad ka jeedinayay isu soo bax dadweyne oo qeyb ka ahaa ololaihiisa doorashada, gudaha gobolka Pennsylvania.
2 daqiiqo Sidee Xal Loogu Heli Karaa Jaamka Badan ee Waddooyinka oo Inta Badan Dhib Lagu Qabo? Magaalada madaxda dalku sanadba sanadka ka dambeeya way sii koraysaa, baaxad ahaan iyo bulsho ahaanba, waxaana koritaankaas qeyb ka ah kororka jaadadka kala duwan ee gaadiidka sida maalin laha ah u dhex mushaaxaya.
2 daqiiqo Shukaansiga Qiyaaliga ah Miyuu Caqabad Ku Noqon Karaa Dhismaha Nolusha Lamaanaha? Markii laga hadlo dhismaha qoys wanaagsan oo isfaham iyo gacaltooyo ku naalooda waxaa jira waxyaabo badan oo gundhig u ah, kuwaas oo ay kamid tahay in labada qof ay wax walba heshiis ka yihiin, ama ugu yaraan isla meeli.
2 daqiiqo Maxaa Keenay in Warbaahinta Dunidu Ka Caajisto Tabinta Dagaalka Qaza? Gumaadka joogtada ah ee maamulka Israa’iil uu ku hayo dadka reer Falastiin ee marinka Qasa ayaa socda bishii 10-aad oo xariir ah, ayadoo tirada dhimashada ee ka dhalatay ay gaartay in ka badan 37,925 qof, halka dhaawacyaduna ay 87,141 sare u dhaaftay.
7 daqiiqo Doorka Dhallinyarada Soomaaliyeed ay Ku Leeyihiin Amniga Dalka iyo Xasilloonidiisa Amniga dalkeenna Soomaaliya waxa uu muddo dheer ka mid ahaa caqabadaha ugu waaweyn ee horyaalla bulshada Soomaaliyeed, iyadoo dhibaatada amni ay saameyn ku yeelatay dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshada.
5 daqiiqo Wax Ka Agow Asteynta Goobaha ay Dalku Ka Socdaan Dagaal Beeleedyo iyo Khasaarahooda? Marka laga yimaado khasaaraha ka dhasha dagaalka lagula jiro kooxda Shabaab, dagaal beeleedyada waa kaalinta 2aad ee lagu hoobto, iyada oo ay ka dhashaan dhimasho, dhaawac, barakac iyo dhibaato qaarkeed jirta qarniyo.
2 daqiiqo Maxay Tahay Halista Aan Lagu Baraarugsaneyn ee Ku Lamaanan Maalmaha Ciidda? Ciiddu guud ahaan dadyowga islaamka ee daafaha dunida ku kala nool iyo bulshooyinka deriska la ahba waxay u tahay ammin ama xilli farxad iyo rayn rayn leh oo dabbaaldeg iyo niyaayar astaan u ah, islamarkaana dareen wanaagsan.
2 daqiiqo Caadoonyinka Yaabka Leh oo ay Bulshada Muslimiinta ay Sameeyaan Maakmaha Ciidda Ciiddu waxay guud ahaan Muslimiinta meel walboo ay joogaan ugu suntantahay amin farxadeed, oo ay damaashaad iyo niyaayar ku qaataan, balse waxaa jira caadooyin la yaab leh ama waxyaabo cajiib ah oo dharaarahan sameeyaan.