2 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY James Swan oo loo Magacaabay Madaxa MONUSCO ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Kongo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres, ayaa maanta si rasmi ah u magacaabay dublamaasiga ruug-cadaaga ah ee u dhashay dalka Maraykanka, James Swan, inuu noqdo Ergeyga Gaarka ah iyo…
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Qaramada Midoobay oo faragelin ku sameysay is-mari-waaga dowladda iyo Golaha Mustaqbalka Hawlgalka Qaramada Midoobay ee UNTMIS ayaa si rasmi ah u shaaciyay inay aad uga xun yihiin in Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ay ku guuldarraysteen inay heshiis ka…
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY UNTMIS oo ka Walaacsan Maqnaanshaha Wefdiga Buntilaan iyo Jubbalaan ee Shirka Wadatashiga Qaran Hawlgalla Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) ayaa muujiyay walaac ku aaddan in kooxaha hordhaca ah (advance teams) ee maamulada Puntland iyo Jubbaland ay ka baaqdeen ka qeybgalka Shirka Wadatashiga Qaran…
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Beesha Caalamka oo mucaaradka Soomaaliya ugu baaqday in ay kasoo qeyb galaan Shirkii ay ku dhawaaqday Xukuumadda Soomaaliya Beesha Caalamka, oo ay hormuud ka tahay UNTMIS, ayaa soo dhoweysay ku dhawaaqista Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan madasha wadatashiga qaran iyo martiqaadka ay u fidisay Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed (Somali Future Council).
2 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Soomaaliya oo Taageertay Qaraar Cusub oo QM ah Kana Hadlaya Amniga Badda Cas Soomaaliya ayaa u codeysay ogolaanshaha Qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee tirsigiisu yahay 2812, kaas oo lagu adkeynayo mas’uuliyadda wadajirka ah ee ka saaran dalalka kulaalaya Badda Cas ilaalinteeda iyo badqabka marin-badeedka istiraatiijiga ah ee muhiimka u ah ganacsiga iyo amniga caalamka.
2 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Maxay Soomaaliya uga dhigan tahay go’aanka cusub ee Golaha Ammaanka ee ka dhanka ah hubkii ay keensan jireen maamul-goboleedyada? Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyay Qaraarka 2806 (2025), kaas oo si rasmi ah u kordhinaya cunaqabataynta saaran Kooxda Al-Shabaab ilaa 31-ka December 2026.
2 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Soomaaliya oo u codeysay in ciidan caalami ah loo diro Marinka Qaza Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta ansixiyay qaraar cusub oo oggolaanaya in ciidan caalami ah oo xasilin ah (International Stabilization Force) loo diro Marinka Qaza, si loo sugo amniga bini’aadantinimada, loona fududeeyo gargaar gelinta dadka ku go’doonsan gobolkaas.
3 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Khabiir Qaramada Midoobay Ka Tirsan oo Sheegay In Soomaaliya Wajahayso Caqabado Culus oo La Xiriira La-dagaallanka Argagixisada Khabiirka Qaramada Midoobay u qaabilsan horumarinta iyo ilaalinta xuquuqda aadanaha iyo xorriyadaha aasaasiga ah ee la xiriira la-dagaallanka argagixisada, Prof. Ben Saul, ayaa maanta sheegay in Soomaaliya ay wajahayso caqabado…
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY James Swan oo loo Magacaabay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Maanta, Xarunta Qaramada Midoobay ee New York, Af-hayeenka Qaramada Midoobay ayaa shaaca ka qaaday in Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, uu James Swan u magacaabay Ergeygiisa Gaarka ah…
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Soomaaliya oo 35 Sano Kadib Ka Baxday Liiska Dowladaha Lagu Leeyahay Qaaraanka Qaramada Midoobay Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay muddo 35 sano ah ku guulaysatay inay ka baxdo liiska dowladaha aan bixin qaaraanka Qaramada Midoobay.