1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Kulan Baydhabo Kula Qaatay Ergay Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Madaxwaynaha dowlad Goboleedka koofur galbeed iyo Ergeyga gaarka ah ee Xogyaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Catriona Laing ayaa ka wada-hadlay qabsoomida shirka madasha wadatashiga Qaran.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Qaramada Midoobay oo Sheegtay in Dagaalka Gaza Burburka Ka Dhashay Ka Baaxad Weyn Yahay Ukraine Sarkaal ka tirsan Qaramada Midoobay oo ka mas’uul ah ama u qaabilsan arrimaha Qaza oo lagu magacaabo “Mungo Birch” ayaa shaaca ka qaaday in baaxadda burburka ka dhashay dagaalka Israa’iil ee Marinka Qaza.
2 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Ciidanka Howlgalka Nabad Ilaalinta ee Qaramada Midoobay oo Isaga Baxaya Gongo Hawlgalka nabad ilaalinta Qaramada Midoobay ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo (DRC) oo in ka badan 20 sano dalkaa ku sugnaa, islamarkaana Xukuumadda kinshaaha ka taageerayay la dagaanka kooxaha hubaysan.
2 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Qaramada Midoobey oo Ka Deyrisay Xaaladda ay Wajahayaan Kumannaan Reer Itoobiya ah Ayadoo dagaallo culus iyo kacdoonno waaweyn ka socdaan gudaha dalkaasi Itoobiya ayaa waxaa la soo warinayaa in xaalad bini’aadantinimo oo aad u liidataahi ay ka jirto waqooyiga dalkaas
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Hey’adda ICRC oo Ka Digtay Xaaladaha Ka Jira Gobolka Tigray iyo Macluusha Baahsan ee Ka Jirta Hay’adda ICRC ayaa sheegtay in Xaalad quus ihi ay ka taagantahay gobolka Tigray waqooyiga dalka Itoobiya, waxayna intaa raacisay in loo baahanyahay in la bixiyo dadaal dheeri ah si loo caawiyo dadka ay dhibaatadu kasoo gaartay.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Wasiirka Gaashaandhigga oo Kulan La Qaatay Madaxa UNSOS ee Soomaaliya Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo kulan kula qaatay magaalada Muqdisho, Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ahna Madaxa UNSOS Ms. Aisa Kirabo Kacyira.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Madaxweyne Erdogan oo Si Adag Uga Hadlay Diidmada Mareykanka Codsiga Dowladnimada Falastiin Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa dhaleeceeyay diidmada qayaxan ee Maraykanku ku hor istaagay codsigii Falastiin ee Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay, kaasoo ahaa inay xubin buuxda.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo Marinka Qaza Ku Tilmaamay Naartii Adduunka Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa sheegay in dagaalka ka socda Marinka qasa uu abuuray wax lagu tilmaami karo “Cadaabta adduunka”, isagoo carabka ku adkeeyay sida ay lagama maarmaan u tahay in gargaar.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland oo Qaabilay Wafdi Ka Socda Qaramada Midoobay Madaxweyne ku xigeenka labaad ee Jubbaland Mudane Cabdulqaadir Xaaji Maxamuud (Luga dheere” ayaa kulan kula yeeshay Magaalada Kismaanyo wafdi ka socda Hay’adda Save the Children oo booqasho ku tagay.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Ergayga Qaramada Midoobay Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa arrimo ku saabsan siyaasadda iyo ammaanka kala hadlay Wakiilka Qaramada Midoobey.