Midowga Afrika oo Ergey u Magacaabay Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya Ururka Midowga Afrika oo ka duulaya dajinta xiisadda diblomaasiyadeed ee u dhexeysa Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa qaaday tallaabadii ugu horreysay, si loo qaboojiyo xiisadda labada waddan ee ka dhalatay heshiiska badda. 2 daqiiqo
3 daqiiqo Soomaaliya oo Dadaal ugu Jirta Dib ugu soo Noqoshada Hoggaaminta Afrika, Maxaa Caaabado ah oo Hortaagan? Soomaaliya ayaa sida dayaxa uga soo dhax iftiinta qaaradda Afrika, iyadoo tiigsaneysaa hamiyo sare waxaana ay muujineysa kartideeda hogaamineed ee qaaradda iyo ururada kale caalamka ee ay qeybta ka tahay sanada
2 daqiiqo Soomaaliya oo Sharaxday Xildhinaan Fowsiyo Xaaji Gudoomiyaha guddiga midowga Afrika Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xildhibaan Fawsiya Yusuf Xaaji Aadan u soo xulatay musharraxa Soomaaliya ee tartanka Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Xafiiska Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya.