1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Soomaaliya Oo Baaq U Dirtay IGAD Dowladda Soomaaliya ayaa markale war ka soo saartay warbixintii gudiga xaqiiqa raadinta IGAD ee muranka Soomaaliya iyo Keenya. War ka soo baxay wasaaradda Arimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka James Swan: ‘’ Lama Aqbalayo Doorasho Hal Dhinac Ah ‘’ Wakiilka Xoghaya guud ee Qaramada Midoobay Arimaha Soomaaliya u fadhiya James Swan ayaa sheegay in saaxiibada Soomaaliya ay sii laba jibaareen howlahooda Soomaaliya isla markaana loo baahan yahay in horay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Djibouti : Warbixinta Waxay aheyd Mid U Dhacday Qaab Xirfad iyo Dhexdhexaadnimo Ah Dowladda Djibouti ayaa qoraal ay kasoo saartay warbixinta guddiga xaqiiqo raadiska ah ku sheegtay iney u dhacday si ay ku jirto xirfad iyo dhexdhexaadnimo . Qoraalka Djibouti waxaa lagu xusay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kenya Oo War Ka Soo Saartay Go’aankii Guddiga Xaqiiqa Raadinta Dowladda Kenya ayaa war ka soo saartay Go’aankii ka soo baxay guddig xaqiiqa raadinta xalka xuduudda dowladaha soomaaliya iyo kenya . Wasaaradda Arimaha dibadda dowladda kenya ayaa soo dhaweeysay qoraalka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Siyaasi U Dhashay Kuuriyada Waqooy Oo U Baxsaday Kuuriyada Koonfureed Diblumaasi sare oo u dhashay Kuuriyada Waqooyi ayaa u baxsaday dhinaca Kuuriyada Koonfureed, sida ay ku warrantay warbaahinta dalkaas. Ryu Hyun-woo oo ahaa kusimaha safiirka Kuuriyada Waqooyi ee Kuwait ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Deg-Deg:- Qarax Ka Dhacay Caasimadda Dalka Sacuudiga Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa baahisay in qarax laga maqlay caasimada Sacuudiga ee Riyaad. Qof goobjooge ah ayaa u xaqiijiyey “Reuters” in aan la ogeyn halka uu ka dhaca qaraxa.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Isra’iil Oo Qunsuliyad Ka Furaneysa Imaadka Kadib Kulan ay maanta yeesheen Golaha Wasiirrada Imaaraadka ayaa ogolaaday in Israa’iil ay ka furato Magaalada Abuu Dubia Safaarad. Furashada Safaaradda Is’iil ayaa imaaneysa iyadoo Tel Aviv ay xoojineyso xiriirkeeda Wadamada…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Garsoorayaal Maxkamadeed Oo Lagu Dilay Afgaanistaan Kooxa ku hubeeysan Bastoolado ayaa Dila u geeystay Labo Haweeney ah oo Garsoorayaal ka ah maxkamad ku taalla Gudaha Dalka Afganistan. Dilka ayaa ka dhacay Magaalada Caasimadda ah ee Kabul,…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Yoweri Museveni oo Guuleystay iyo Bobi Wine oo Natiijada Qaadacay Madaxweynaha wadanka Uganda Yoweri Musevani ayaa la sheegay inuu ku guyleystay doorashadii dalkaas ka dhacday maalinimadii Kahamiista isagoona codadkii la dhiibtay ka helay 59% halka ninkii la tartamayey ee Bobi…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Burburka Diyaaradii Lagu Waysanaa Indonesia oo La Helay Diyaarad rakaab oo laga leeyahay dalka Indonesia oo ay la socdeen 62 qof ayaa ku dhacday badda markii ay ka kacday caasimada Jakarta, sida ay masuuliyiintu sheegeen maanta oo Sabti…