1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo soo jeediyay in dadka falastiiniyiinta ah loo raadiyo dhul kale Mareykanka ayaa sheegay in aanu oggolayn qorshaha lagu doonayo in falastiiniyiinta loogu dhiso dowlad madax-bannaan, asagoo sheegay in haddii la doonayo in arrintaas ay mira-dhal noqato ay qasab tahay in…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xaaladda California oo weli cakiran iyo masuuliyiinta gobolkaas iyo Trump oo qoorta iskula jira Gobolka California ee dalka Mareykanka waxaa weli ka socda rabshado u dhexeeya ciidamada ammaanka iyo dad ka caraysan howlgalka musaafirinta ah ee dowladdu waddo. Guddoomiyaha gobolkaas Gavin Newsom ayaa madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dibedbaxyo rabshado wata oo ka billowday magaalada Los Angeles Isku dhacyo rabshado wata ayaa ka billowday magaalada Los Angeles ee dalka Mareykanka, ka dib markii ay is farasaareen ciidamada ammaanka iyo dad mudaaharaadayay oo ka soo horjeeday weeraro lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muxuu salka ku hayaa khilaafka Trump iyo Elon Musk? Saacadihii la soo dhaafay warbaahinta dunidu waxay si weyn u hadal haysay Khilaaf ka dhex qarxay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo maalqabeenka caalamka ugu hodansan ee Elon Musk, kuwaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo codka diidmada qayaxan ah ku diiday qaraar la doonayay in dagaalka Qasa lagu joojiyo Golaha ammaan qaramada Midoobay ayaa ku guuldarraystay meelmarinta qaraar lagu doonayay in lagu joojiyo dagaalka Qasa ka dib markii Mareykanku uu codka diidmada qayaxan u adeegsaday. Qaraarkan oo ay isku…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Suudaan oo Kala Diray Xukuumaddii KMG ahayd Ra’iisul Wasaaraha cusub ee dalka Suudaan, Kaamil Idiris, ayaa kala diray xukuumaddii ku-meel-gaarka ahayd ee dalkaasi, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka dowladda ee SUNA. Go’aankan ayaa yimid xilli dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ugu yaraan 10 qof oo ku geeriyooday goob dhagxaanta laga qodo oo ku taalla dalka Indonesia Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhintay, dhowr kalena waa la la’yahay ka dib markii ay ku soo duntay meel dhagax laga qodo oo ku taal Indonesia, Samatabbixiyeyaasha ayaana waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Spain oo si kulul u cambaareysay deegaamaynta sharci darrada ah ee Israa’iil ka waddo Daanta Galbeed Dowladda Spain ayaa si adag u cambaareysay go’aanka maamulka Israa’iil ku ansixisay dhismaha 22 deegaan oo cusub oo laga hirgelinayo Daanta Galbeed ee la haysto, iyadoo tallaabadan ku tilmaamtay mid…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muxuu yahay dhaqdhaqaaqa wajiga duuban ee ka soo ifbaxay dalka Sucuudigu? Sanadihii u dambeeyay, Boqortooyada Sucuudiga ayaa wajahaysay isbeddel baaxad leh oo ku saleysan horumarin dhaqan, diin, iyo mid bulsho oo uu horseeday qorshaha ballaaran ee Vision 2030. Isbeddel ka socda…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Imaaraadka oo si weyn u cambaareeyay xadgudubyada ay Israa’iil ka waddo Wasaaradda Arrimaha Dibadda Imaaraadka Carabta ayaa u yeertay safiirka Israa’iil u fadhiya dalkaas, waxayna ku wargelisay cambaareynteeda ku aaddan sida ugu xooggan ee xadgudubka lagu hayo magaalada Qudus. Dowladda Imaaraadka…