Xaaladda Nepal oo Kacsan iyo dad badan oo ku dhintay rabshado ka socda dalkaas Dalka Nepal ayaa wajahaya xiisad siyaasadeed iyo mid bulsho kadib kacdoon xooggan oo ay hurinayaan dhalinyarada loo yaqaan “Gen Z”, kuwaas oo ka horyimid xayiraad ballaaran oo dowladdu saartay baraha bulshada. 2 daqiiqo
2 daqiiqo Dowladda Japan oo ku dhawaaqday inay aqoonsanayso dowladda Falastiin Dowladda Japan ayaa ku dhawaaqday in ay si rasmi ah u aqoonsan doonto dowlad-madaxbanaan oo Falastiin ah dhammaadka bishan September, xilli la filayo in shirweynaha guud ee Golaha Qaramada Midoobay uu ka dhaco magaalada New York.
2 daqiiqo Maxaa sababay hadal-heynta ah inuu geeriyooday Donald Trump? Madaxweyne Donald Trump ayaa maalmihii la soo dhaafay si weyn loogu hadal hayay baraha bulshada kadib markii warar been abuur ah ay faafiyeen, kuwaas oo sheegaya inuu geeriyooday. Inkasta oo aanay jirin xaqiijin rasmi ah, hadal-heyntu waxay si degdeg ah u qabsatay meelo badan oo dunida ah, taasoo dhalisay jahawareer iyo su’aalo badan
1 daqiiqo Ruushka oo Weerar ku Qaaday Galbeedka Ukraine Ruushka ayaa maanta qaaday weerar ballaaran oo ka dhan ah galbeedka Ukraine, taas oo sababtay in seeriga digniinta laga maqlo guud ahaan dalka.
2 daqiiqo Taariikh nololeedka Abu Cubayda iyo Saamaynta uu dilkiisu ku yeeshay kooxda Xamaas Marinka Gasa waxaa 30-kii Agoosto 2025 ka dhacay weerar duqeyn ah oo ay fuliyeen ciidamada Israa’iil, kaas oo la shegay in lagu dilay dad uu kamid ahaa Abu Cubeyda, afhayeenkii caanka ahaa ee laanta militari ee Xamaas, ee loo yaqaanno Al-Qassam Brigades.
1 daqiiqo Madaxweynaha Ruushka oo sheegay in colaadda Ukraine aysan ka bilaaban dullaankii dalkiisu ku qaaday Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin oo ka hadlayay dagaalka Ukraine ayaa sheegay in colaadda dalkaasi aysan ka billaaban duullaankii ay ciidamadiisu dalkaas ku qaadeen sanadkii 2022
2 daqiiqo Xuutiyiinta Yemen oo ku hanjabay inay Israa’iil si adag uga aargoosan doonaan Xuutiyiinta Yemen ayaa ku hanjabay in ay aarsan doonaan ka dib markii weerar cirka ah oo ay Israa’iil fulisay lagu dilay Ra’iisul Wasaarihii kooxdaas Axmed al-Rahawi iyo wasiirro ka tirsan xukuumaddiisa
2 daqiiqo Sanduuqa Maalgashiga Norway oo qaaday tillaabo garab istaag u ah dadka reer Qasa Sanduuqa hantida qaranka Norway, oo ah midkq ugu weynaa dunida, kana badan $2 tirilyan, ayaa ku dhawaaqay inuu ka baxay maalgashigii uu ku lahaa shirkadda Mareykanka ee soo saarta qalabka dhismaha, ee lagu magacaabo Caterpillar.
1 daqiiqo Donald Trump oo ciidamada Israa’iil ugu baaqay inay qaadaan tillaabo degdeg ah si la haystayaasha loo soo furto Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in xaaladda Gaza ay tahay in si degdeg ah loo soo afjaro, isagoo ku baaqay in ciidamada Israel ay tallaabo degdeg ah qaadaan si ay u soo furtaan dadka la haysto
2 daqiiqo Maxaa ka soo baxay shirkii Trump iyo Putin? Shirkii la wada sugayay ee ay saacado ka hor yeesheen madaxweynaha Maraykanka Donald Trump iyo dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin ayaa soo dhammaaday iyada oo aan wax heshiis ah laga gaarin…