2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iiraan oo sheegtay inay duqeysay saldhigga Sheekh Ciise ee Baxrayn Xiisadda militari ee u dhexeysa Iiraan iyo Mareykanka ayaa si weyn uga sii dartay, kaddib markii ciidamada Iiraan ay sheegeen inay weerar ballaaran oo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ah ku qaadeen saldhigga Sheikh Isa Air Base ee dalka Baxrayn, oo ay ku sugan yihiin ama adeegsadaan ciidamada Mareykanka.
4 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Nin lagu eedeeyay dilkii fannaan Mareykan ah oo lagu magacaab jirey Tupac Shakur oo lagu helay dambi ku dhow 30 sano kadib Ku dhowaad 30 sano kadib dilkii fannaankii caanka ahaa ee hip-hop-ka Tupac Shakur, maxkamad ku taalla gobolka Nevada ee dalka Mareykanka ayaa Duane “Keffe D” Davis, oo 63 jir ah, ku heshay dambi ah inuu door ku lahaa dilka fannaanka
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shirkad Maraykan ah oo la wareegaysa shidaalka Venezuela, Shiinaha iyo Ruushkana laga riixayo Shirkad shidaal oo Maraykan ah ayaa lagu wadaa inay la wareegto qaar ka mid ah goobaha shidaalka ee muhiimka ah ee Venezuela, kuwaas oo horey uga hoos shaqeyn jiray shirkado laga leeyahay Shiinaha iyo Ruushka, taas oo qayb ka ah heshiis ballaaran oo dhinaca shidaalka ah oo uu Madaxweyne Donald Trump ku dhawaaqay.
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hoggaamiyaasha Shiinaha iyo Ruushka oo maanta ku kulmaya Shir Muhiim ah oo ka Dhacaya Kyrgyzstan Madaxda Ruushka iyo Shiinaha, Vladimir Putin iyo Xi Jinping, ayaa maanta ku kulmaya caasimadda Kyrgyzstan ee Bishkek, halkaas oo ay ka dhacayaan shir madaxeedka sannadlaha ah ee Ururka Iskaashiga Shanghai (SCO).
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hoggaanka Fallaagada RSF ee Suudaan oo la sheegay inuu xariir qoto-dheer la leeyahay maamulka Israa’iil Warbixin ay baahisay Africa Intelligence ayaa sheegtay in hoggaamiyaha Ciidamada Taageerada Degdegga ah ee Sudan, Mohamed Hamdan Dagalo (Hemedti), uu doonayo inuu sii xoojiyo xiriirrada iyo waddooyinka isgaarsiineed ee uu la leeyahay dhinacyo ku dhow Israa’iil.
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Daadadkii Nepal oo galaaftay nolosha 734 Qof, halka 2,498 kalena Weli la la’yahay Nepal ayaa wajahaysa mid ka mid ah musiibooyinkii dabiiciga ahaa ee ugu khasaaraha badnaa muddooyinkii dambe, kaddib markii daadad xooggan oo ka dhashay burbur baraf iyo dhagax ah ay ku dhufteen qaybo badan oo dalka ah.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruushka oo dagaalka Ukraine u adeegsaday Gantaal Cusub oo lagu magacaabo Iskander, Xilli uu Horumarinayo Hubkiisa Dagaalka u dhexeeya Ruushka iyo Ukraine ayaa galay marxalad cusub, kaddib markii sirdoonka milatariga Ukraine uu sheegay in Ruushku markii ugu horreysay u adeegsaday weerar ka dhan ah Kyiv nooc cusub oo gantaalka ballistic-ga ah ee Iskander, kaas oo loo yaqaan Iskander-1000 ama 9M723-2.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Itoobiya oo Dastuurkeeda ka Saartay Qodobkii Ogolaanayay Gooni-u-goosadka Ismaamullada Dowladda Itoobiya ayaa wax-ka-beddel taariikhi ah ku samaysay qaar ka mid ah qodobbada ugu xasaasisanaa dastuurka dalkaas, iyada oo gabi ahaanba meesha ka saartay Qodobkii 39-aad oo ahaa midka u…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ugu yaraan 7 qof oo ku Geeriyooday shil diyaaradeed oo ka dhacay Kenya Ugu yaraan 7 qof ayaa ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay waqooyiga Kenya, kadib markii helicopter dalxiis ah uu ku burburay deegaanka Samburu County, iyadoo dhammaan dadkii saarnaa ay dhinteen.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iiraan oo Mareykanka ku eedeysay argagixisanimo dhaqaale Wasiirka Arrimaha Dibadda Iiraan ayaa si adag uga hadlay siyaasadda dhaqaale ee Mareykanka, isagoo ku eedeeyay Washington inay waddo tallaabooyin uu ku tilmaamay argagixiso dhaqaale, kuwaas oo sida uu sheegay khatar ku ah dhaqaalaha caalamka iyo madaxbannaanida dalalka.