2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shirka Tamarta Adduunka oo Maanta Ka Furmaya Faransiiska iyo Ajamdaha Looga Hadalayo Shir-madaxeedka tamarta dunida oo la doonayo in lagu dhimo malaayiin carruur ah oo ku dhinta adduunka oo dhan, gaar ahaan Afrika ayaa lagu wadaa inuu ka furmo magaalada Paris, waxaana ujeeddadiisu tahay in la ururiyo balaayiin doollar.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Vladimir Putin oo Ku Dhawaaqay Inuu Bedelayo Mid Kamid ah Saaxibadii Ugu Dhawaa Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa lagu wadaa inuu beddelo wasiirka gaashaandhigga Sergei Shoigu oo ay muddo dheer saaxiib ahaayeen, sida ay Kremlin-ka ku dhawaaqay.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Masar oo Sheegtay Iney Qaadeyso Tallaabo Ka Dhan ah Weerarka Israel ee Marinka Qaza Dowladda Masar ayaa sheegtay inay si rasmi ah ugu biiri doonto dacwadda ay Koonfur Afrika ka gudbisay Israa’iil ee ka dhanka ah xasuuqa ay ka waddo marinka Qaza, weerarka marinka Rafax ee xuduudda Masar oo maalmo ka socdaan weerarro.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Koonfur Afrika oo Caalamka Ugu Baaqday Inaan Indhaha Laga Laaban Xasuuqa Israel Ku Heyso Falastiin Dowladda Koonfur Afrika ayaa ugu baaqday caalamka in aan indhaha laga qarsan xasuuqa joogtada ah ee lagu hayo shacabka reer Falastiin ee ku sugan Qaza, xilli dhowaan Koonfur Afrika Isarel ay ka gudbisay dacwad ka dhan ah maxkamadda ICC.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo Burburiyay Diyaarado ay Leeyihiin Xuuthiyiinta Yemen Ciidamada Mareykanka ayaa burburiyay saddex diyaaradood oo Xuuthiyiinta ay leeyihiin oo dul heehaabayay Badda Cas.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Kenya oo Booqasho Ku Tagaya Mareykanka, Xilli Biden Walwal Ka Muujinayo Saameynta Ruushka ee Afrika Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa u diyaar garoobaya booqasho taariikhi ah oo uu dabayaaqada bishan May ku tagayo dalka Mareykanka, kadib martiqaad uu ka helay Mareykanka, booqashadiisa ayaa ku qotonta sidii Mareykanka.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciidamada Howlgalka Midowga Yurub oo Gacanta Ku Dhigay 6 Qof oo Looga Shakisan Yahay Burcad Badeed Ciidamada badda Yurub ayaa xabsiga dhigay Jimcihii lix qof oo looga shakisan yahay inay yihiin burcadbadeed kaddib markii ay usoo dhawaadeen markab shidaal oo marayay gacanka Cadmeed, sida ay saraakiishu sheegeen.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Australia oo Laga Masaafurinayo Nin u Diinta Islaamka Ka Baxay oo Kasoo jeeda Qaaradda Asia Maxkamadda sare ee Australia ayaa meesha ka saartay dalab ay si weyn loo hadal hayay oo uu nin iiraani ah oo magan-galyo doon ihi ku codsanayay in laga sii daayo xabsi ay maamusho hay’adda socdaalku, asagoo sheegay inuu ka baqayo.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisulwasaarihii Hore ee Dalka Fiji oo Xabsiga La Dhigay Frank Bainimarama oo ahaa ra’iisul wasaaraha ee dalka Fiji, kaas oo muddo 15 sano ah xukunka hayay ayaa lagu xukumay hal sano oo xabsi ah, ka dib markii lagu helay danbi ah inuu awooddiisa u adeegsaday inuu joojiyo.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qatar oo Cambaareysay Duulaanka Rafah ee Israel, Kuna Baaqday Faragelinta Caalami ah Wasaaradda arrimaha dibadda Qatar ayaa ku boorisay beesha caalamka in ay ka hortagaan weerarka Israa’iil ay ku hayso Rafah, halkaas uu ka bilowday duulaan ay qaaday Israel sida ay wararku sheegayaan.