1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoogaga Daacish oo sheegatay Weerar Dad Badan Ku Dhinteen Xoogaga Daacish ayaa sheegtay Weerar is Miidaamin ah oo ka dhacay Magaalada Diyaala oo ku taalo Waqooyi bari magaalada Baqdaad. Ugu yaraan 115 qof ayaa ku dhimatay weerarka, dhacaawa ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiweli Gaas “Puntland Xuduudaheeda Waa Muqaddas” Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo meel fagaare ah kala hadlay shacab badan ayaa sheegay in marnaba aanay gor gortan ka geli doonin xuduudda maamulka Puntland. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Badan Oo Ka Barakacay Degmada Baardheere Ee Gobalka Gedo Maalmihii ugu dambeeyay waxaa degmada Baardheere ee gobalka Gedo ka soconayay Barakac baahsan oo ay sameynayeen dadka ku dhaqan degmadaasi, ka dib markii ay ka baqeen dagaallo halkaasi ka dhaca.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faahfaahin : Qasaaro Ka Dhashay Iska Hor Imaadyo Ka Dhacay Buulo Mareer iyo Gobweyn Shabeelada Hoose Labadii habeen ee lasoo dhaafay waxaa qeybo ka mid ah gobolka Shabeelada Hoose, gaar ahaan deegaanada Buulo Mareer iyo Golweyn ka dhacayay iska hor imaadyo kala gaar gaar ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Adkeysay Amniga Magaalada Muqdisho Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa aad u adkeysan ammaanka guud ee magaalada Muqdisho, xilli lagu guda jiro u dabaal degga Ciidul Fidriga. Wadooyinka waaweyn ee magaalada ayaa lagu arkayaa ciidamo aad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Ka Tirsan Dowladda Federaalka oo La Ciideystey Shacabka Carmo, Bari Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xill. Maxamud Xayir Ibraahim oo ka mid ahaa waftigii Ra’iisul Wasaaraha ku wehliyey safarkii uu ku tagay deegaanada Puntland ayaa kula tukaday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalintii Labaad Oo Dalka Oo Dhan Looga Dabaal Degayo Ciidul Fidriga Maalintii Labaad ayaa guud ahaan dalka waxaa looga dabaal degayaa munaasabadda ciidul Fidriga, iyadoo la arkayo shacab badan oo damaashaadaya. Magaalada Muqdisho oo ah caasimadda dalka ayaa waxaa laga dareemayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Odayaal Iyo Shacab Kula Kulmaya Magaalada Qardho (Sawirro) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo wafti uu hoggaaminayo oo maalmahan hawlo shaqo u joogay Puntland ayaa booqasho ku tegay magaalada Qardho iyagoo ka jawaabaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida Koonfur Afrika Oo Maanta Aan Ciidin Balse Afuran Soomaalida ku dhaqan dalka Koonfur Afrika gaar ahaan magaalada Cape Town ayaan maanta ciidin, xilli ay Afuran yihiin. Cabdifitaax Ismaaciil Maxamed iyo Axmed Daa’uud oo ku sugan magaalada Cape Town…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheeh Oo Cafis u Fidiyay Maxaabiis Ku Xirneyd Xabsiga Dhexe Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabbad Ciidul Fidriga awgeed cafis u fidiyey 79 maxaabiis oo dembiyo kala duwan ugu xirnaa xabsiyada dowladda. Maxaabiistan la cafiyey…