1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiye Jawaari “Muwaadiniinta Soomaaliyeed Meel Walba Oo Ay Joogaan Waxaan Leeyahay Ciid Wanaagsan” Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ugu hambalyeeyay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, munaasabadda maalintaan ciidd ah. “Ciid mubaarak mubaarak, Ciid mubaarak, Ciid mubaarak, kulli caamu wa antum bil…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Munaasabadda Ciidda Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa shacabka Soomaaliyeed waxa uuu ugu hambalyeeyay munaasabadda ciidul Fidriga oo maanta loo dabaal degayo maalinteeda Koowaad. “Shacabka Soomaaliyeed waxaan leeyahay Hambalyo, ciid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Ciidda Awgeed Hala Isku Cafiyo” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmauud ayaa ugu hambalyeeyay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda ciidul Fidriga, oo maalinteeda Koowaad maanta loo dabaal degayo. Madaxweynaha ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya iyo Hey’adda Culumada oo Shaaciyey in Bari Ciid Tahay Dowladda Soomaaliya iyo Hey’adda Culumada Soomaaliyeed ayaa shaaciyey in maalinta barito ah oo maalin ah ay tahay Ciidul Fidriga , taasi oo loo dabaaldego dhamaadka bisha barakaysan ee Ramadhaan. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda oo Sheegatay Mas’uuliyadda Weerarkii Cirka ee Baardheere War lagu baahiyey warbaahinta dowladda ayaa lagu sheegey in hey’adda nabad suggida NISA unug ka tirsan ay ka dambeeyeen duqeyntii xagga cirka ee xalay ka dhacday meel 35km u jirta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya : Shirkadaha Isgaarsiinta Soomaaliya Xad Gudub Ayay Nagu Hayaan Wasiirka warfaafinta dalka Kenya Fred Matiang’I oo maanta hadlay maanta ayaa eedeyn u jeediyey shirkadaha isgaarsiinta Soomaaliya, wuxuuna ku eedeeyey in ay shucaac iyo qalqal ku furayaan kanaalada isgaarsiinta dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyahii Hore Ee Degmada Maxaas Oo Xabsi La Dhigay Wararka ka imaanaya degmada Maxaas ee bariga gobalka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya ay xabsiga dhigeen gudoomiyahii hore ee degmadaasi Muumin Maxamed Xalane. Sababta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Ahlu-sunna Ee Gobalada Koonfureed Oo Sheegay In Maalmo Gudahooda Ay Ku Gaari Doonaan Baardheere Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee gobalada Koonfureed ayaa sheegay in ay qeyb ka yihiin ciidamada is garabsanaya ee ku wajahan degmada Baardheere gobalka Gedo, islamarkaana maalmo gudahooda ay degmadaasi ku qabsan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baardheere : Diyaaradaha Drones-ka oo Duqeymo Ku Diley Saraakiil Al-Shabaab Warar hadda soo baxaya waxa ay sheegayaan in diyaarado looga shakisanyahay in ay yihiin kuwa Maraykanka ee aan duuliyeyaasha lahayn ee Drones-ka ay duqeymo ka geysteen meel 35km u jirta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isulwasaare Cumar Cabdirishiid oo Ciidda ku Tukanaya Qardho Wararka laga helayo magaalada Garoowe ee Puntland ayaa sheegaya in Ra’isulwasaare Cumar Cabdirashiid oo dhawaanahan halkaasi u joogey wadahadalo dhinacyo badan leh in uu usii talaabayo magaalada Qardho. Arrintani ayaa…