1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Ciidamada Kusii Siqaya Degmada Baardheere Iyo Al-shabaab Oo Dagaallamay Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwa Jubbland iyo ciidamada AMISOM oo is garab sanaya ayaa ku dhaqaaqay degmada Baardheere ee gobalka Gedo, iyaga oo dhowr jiho ka kala baxay. Wararkii ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Baraawe Oo Ka Warbixiyay Xilliga La Bilaabayo Dhismaha Garoonka Degmadaasi Maamulka degmada Baraawe ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa faah faahin ka bixiyay qorshaha lagu doonayo in lagu dhiso garoonka diyaaradaha degmadaasi, kaasi oo horay uu u dhegax dhigay madaxweynaha Koonfur…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiiro ka tirsan Dowladda Yemen oo kusoo laabtay Cadan Wasiiro ay la socdaan rag ka tirsan sirdoonka Yemen ayaa goordhaw soo gaaray magaalada Cadan oo hadda ah xarunta KMG ah ee dowladda Yemen. Sida ay sheegtay Wakaaladda wararka ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dawo La’aan Ka Jirta Isbitaalladda Ku Yaalla Degmada Garbahaarey Ee Gedo Maamulka degmada Garbahaareey ee xarunta gobalka Gedo ayaa sheegay in Dawo la’aan ay ka jirto Isbitaallada ku yaalla magaaladaasi, xilli ay jiraan dad xanuuno kala duwan la il daran. Gudoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Rajo Ka Muujisay In La Xaliyo Khilaafka Puntland Iyo Galmudug Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in dowladda ay diyaar u tahay xalinta khilaafka u dhaxeeya maamulada Galmudug iyo Puntland. Waxa uu sheegay wasiirka in hadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jeneraal Indha Cadde “Ahlu-sunna Ha u Tanaasulaan Shacabka Gobalada Dhexe” Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde oo u waramay Goobjoog News ayaa sheegay in Ahlu-sunna Waljameeca ee gobalada dhexe looga baahan yahay in ay u tanaasulaan shacabka ku dhaqan gobaladaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg ah : Ciidamada Jubbaland Iyo Kuwa AMISOM oo Qabsaday deegaan 50KM u Jira Baardheere Wararkii ugu dambeeyey ee kasoo baxaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM ee ka socda Kenya iyo kuwa dowladda Soomaaliya ayaa sheegaya in ay la wareegeen deegaanka Tarako oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jeneraalkii Ka Gadoodey Ciidamada Puntland oo Garoowe Lagu Soo Dhaweeyey Jeneraal Muxyadiin Axmed Muuse oo muddo labo bilood ah isaga iyo ciidamo uu hoggaaminayo ay duurka ku jireen iyaga oo gadoodsan ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe kadib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Kumaandoos ah Oo Tabobar Looga Furey Deegaanka Jazeera Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Jeneraal Cabdiqaadir Cali Diini ayaa maanta deegaanka Jazeera ee Shabeelada Hoose tabobar oga illaa 100 askari oo ah kuwa sida gaarka loo tabobarayo ee loo yaqaano Danab.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey oo Muqdisho Ku Qabatay Siminaar Sharcigga Badda Caalamiga ah Iyada oo ay Soomaaliya iyo Kenya ka dhex oogantahay dacwad la xiriirta dhulbadeed ay Soomaaliya leedahay oo ay Kenya sheeganayso ayaa waxa xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya UNSOM uu magaalada…