1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka oo Maanta Codka Kalsoonida U Qaadayo Ra’isulwasaare Cabdiwali Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay codka kalsoonida u qaadaan Ra’isulwasaare Cabdiwali Sheekh Axmed oo laga keeney mooshin cod kala laabasho ah. Mooshinka oo maalmahan laga doodayay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin Dheeraad ah(Dhageyso): Wariyaal Lagu Laayey Qarax ismiidaamin ah oo Galabta ka dhacay Baydhabo, Koofur Galbeed Soomaaliya Warar dheeraad ayaa kasoo baxaya qaraxii galabta ka dhacay Baydhabo, qiyaastii 15 qof ayaa ku dhintay in ka badan 20 qofna waa ku dhaawacmeen kadib markii Gaari lagu qarxiyay goob…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaraxyo ismiidaamin ah oo Galabta ka dhacay Baydhabo, Koofur Galbeed Soomaaliya(Dhageyso) Qaraxan oo ka dhacay Baar ku yaalo bartamaha magaalada Baydhabo ayaa lagu fuliyay baabuurta yar ee raaxada, dhimasho iyo dhaawan ayaa la sheegayaa balse wali ma cada tirada rasmiga ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Faah faahin dheeraad ah oo ku saabsan diyaarad Milatari oo kusoo dhacday Jubada Hoose Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa diyaarad dagaal oo ku dhacday duleedka magaalada Kismaayo ee gobalka Jubbada Hoose. Diyaaradan waxaa iska leh dowladda Kenya waxaana ay ku dhacday deegaanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhalinyarada ku dhaqan degmada Hobyo oo ka cabanaya Shaqo la’aan (Dhageyso) Dhalinyarada ku dhaqan degmada Hobyo ee gobalka Mudug ayaa ka cabanaya shaqalo la’aan baahsan oo muddo haysay. Magaalada Hobyo ayaa ah magaalo xeebeed, waxaana horay uga faa’ideysan jiray dadka halkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Odayaasha dhaqanka gobalka Hiiraan oo fariin u diray maamulka gobalkaasi (Dhageyso) Odayaasha dhaqanka gobalka Hiiraan ayaa si kulul uga hadlay arimo badan oo ku aadan amniga guud ee gobalkaasi, iyaga oo sheegay in meelo badan oo Baladweyne ka mid ah amnigeeda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo howlgalo ka wada deegaano ka mid ah gobalka Hiiraan (Dhageyso) Ciidamada dowladda Soomaaliya oo garab ka helaaya kuwa AMISOM ayaa maanta waxay howlgal xoogan ka wadaan deegaano badan oo hoostaga degmada Buulo Burde ee Gobalka Hiiraan. Maamulka degmada Buulo Burde…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah, Maxamed Cabdi Xuseen iyo Cismaan Maxamed Samatar. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qof beeraleey ah oo lagu dilay deegaan ka mid ah Shabeelaha Hoose Mid ka mid ah waxgaradka deegaanka ayaa inoo sheegay in baryihii dambe ay deegaanka ka taagnayd cabsida la xariirta dilka xalay dhacay. Wuxuu sheegey in wiilka la dilay uu ahaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan C/fataax Nuur Mataan “Ra’iisul wasaarihii hore waxaa lagu eedeeyey waxqabad la’aan, kan wax qabad badni miyaa lagu heystaa?” (Dhageyso) Iyadoo xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ah wadaan mooshinka ka dhan ah xukuumadda Federaalka ayaa xildhibaan C/fitaax Nuur mataan wuxuu sheegay in la xisaabtan la’aan uusan wax mooshin ah imaan…