1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudiga Maamul u Sameynta Gobolada Dhexe oo Ansixiyey Xeer Hoosaadkooda Warar lagu kalsoonaan karo oo ay heleyso Goobjoog ayaa waxa ay sheegayaan in gudiga farsamada ee maamul u sameynta gobolada dhexe ay ansixiyeen xeer hoosaadkii ay ku shaqeyn lahaayeen, xili…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Imisaa La Diley ? Tirada Dadka La Diley Bishii Nofeembar, 2014 Dalka Soomaaliya oo ay dagaalo ka dhacayeen dhowr iyo labaatankii sano ee lasoo dhaafey ayaa waxaa caadi iska noqdey dilka dadka, gar iyo gardaraba, waxaana intaasi sii dheer in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Degmada Xamar Weyne oo Faahfaahin Ka Bixiyey Weerarkii Xildhibaanka Lagu Qaaday Cabdiqaadir Maxamed Cabdiqaadir oo ah guddoomiyaha degmada Xamar Weyne ee gobolka Banaadir ayaa Goobjoog oga warbixiyey sidii ay wax u dhaceen maanta markii ay degmadaasi kooxo hubeysan ku weerareen xildhibaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog FM Halkani waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka ka baxay Radio Goobjoog saakay, ka bogasho wacan Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Degdeg Ah : Kalfadhiga Baarlamaanka Federaalka oo Furmay Iyo Mooshinkii oo La Gudagalay Waxaa hadda furmey kulankii baarlamaanka , waxaana xildhibaanada loo qeybiyey waraaqaha xildhibaanada saxiixey mooshinka, iyada oo la guda galay ka doodista Mooshinka codka kalsoonida loogu qaadayo Ra’isulwasaare Cabdiwali Sheekh Axmed.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafti Qaramada Midoobey iyo Mas’uuliyiin Maamulka Jubba oo booqdey Goobo loo Diyaariyey Qaxootiga Ee Kenya Laga Soo Celinayo Wafti ka socda Qaramada Midoobey iyo mas’uuliyiinta maamulka Jubba ayaa shalay soo kormeerey goobo loo diyaariyey in la dajiyo qaxootiga Soomaaliyeed ee kusan xerooyinka Dhadhaab kuwaasi oo qaar ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Mayoow Mustaf oo Ku Dhaawacmey Weerar Lagu Qaaday Xildhibaan Mayoow Mustaf oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu dhaawacay degmada Xamar Weyne ee magaalada Muqdisho kadib markii kooxo hubeysan oo gaari watey ay weerareen xildhibaanka . Wararka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhalinyaro Ku Dhaqan Ceelwaaq oo Ka Cabanaya Waxbarasho La’aan Qaar ka mid Dhalinyaradan oo ku dhaqan degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo oo la hadlay Goobjoog FM ayaa sheegay in halka ay ku nool yihiin ayan jirin goobo waxbarasho oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka oo Maanta Kulan Ka Yeelanaya Mooshinka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan xasaasi ah ka yeelanaya mooshinka ka dhanka ah Ra’isulwasaare Cabdiwali Sheekh Axmed, wuxuuna qorshaha yahay in laga doodo mooshinka maanta. Sida uu shalay sheegey guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada oo Maanta Dil Toogasho ah Ku Fulisay Rag Dambi Lagu Helay Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta dil toogasho ah ku fulisey sadex nin oo horay maxkamaddu ugu heshay in ay dil geysteen, islamarkaana dil lagu xukumey. Dadka…