1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Cabdi Barre “Haddii aad Hubtaan in aad haysataan tiro idinku filan, baryada naga dhaafa ee sanduuqa aan ku kala baxno” (Dhageyso) Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf oo ka mid ah xubnaha sida weyn uga soo horjeeda mooshinka ka dhanka ah Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa sheegay in been abuur ay faafiyeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan ka digay halis ka dhalata meel marinta mooshinka laga keenay Xukuumada Ra’iisul wasaare Cabdiweli (Dhageyso) Dr. Daahir Mire Jabriil oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Maraykanka ayaa sheegay in mooshinkani haddii uu dhaqan galo oo la rido Ra’isulwasaare Cabdiwali Sheekh Axmed …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Halkan waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Maryam Cariif “ Waxaa Loo Baahanyahay Ra’isulwasaare Madaxweyne uusan Soo Magacaabin” (Dhageyso) Xildhibaan Maryam Cariif oo ka mid ahaa xildhibaanadii maanta ka qeybgalay doodii mooshinka ee ka socotey baarlamaanka ayaa aragtideeda ka dhiibatay khilaafka madaxda ee soo noqnoqdey. Waxa ay sheegtey in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarad Militariga Kenya Leeyihiin Oo Ku Burburtay Kismaayo Iyo Al-shabaab oo Sheegtay in Ay Soo Rideen Diyaarad ay leeyihiin Militariga dalka Kenya ayaa galabta ku burburtay duleedka magaalada Kismaayo, gobolka Jubbada Hoose. Abaarihii 3.15 galabnimo xiliga Muqdishu ayaa diyaarad duqeyn ka waday Jamaame oo ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Yurub oo Faransiiska Ku Xukuntey in ay Magdhow Siiso Dad Soomaali ah oo Lagu Eedeyey Burcad Badeednimo Maxkamadda Xuquuqul Insaanka ee Yurub ayaa dowladda Faransiiska ku xukuntey in lacag badan oo magdhow ah siiso rag Soomaali ah oo ciidamada Faransiiska ay kasoo qabteen badweynta Hindiya, kadibna lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka RW Cabdiwali oo ka tacsiyeeyey geeridii Xildhibaan hore Liibaan, una rajeyey caafimaad Xildhibaan Mayow Mustafe Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa cambaareeyay weerarkii foosha xumaa ee kooxaha Argagixisadu saaka ku dileen allaha u naxariistee Xildhibaan Hore Liibaan cabdullahi Nuur, una…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xogheyaha Guud ee Jaamacadda Carabta, Ra’isul Wasaare ku xigeenka Koobaad ee Kuweit iyo Mas’uuliyiin kale oo Maanta Muqdishu Ku Yimid Booqasho Taariikhi ah: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Ra’isul Wasaarihiisa ayaa maanta Muqdishu kula kulmay wafti ka socday ururka Jaamacadda Carabta. Waftigan Carabta oo ah waftigii ugu heer sareeyay ee soo gaaraya Muqdishu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Galabnimo ee FM Halkan waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka galabnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland oo Dhagax Dhigey Dhismaha Garoonka Boosaaso (Dhageyso) Madaxwaynaha dowladda Puntland Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta oo Khamiis ah dhagax dhigay dhismaha garoonka diyaaradaha magaladda Bosaso. Kulan lagu dhagax dhigayay garoonkaasi oo lagu qabtay isla garoonka ayaa…