1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Khasaare Dhaliyay oo Ka Dhacay Magaalada Baardheere Warar kale duwan ayaa waxaa laga helayaa weerar dagaalmayaasha Al-shabaab ay ku qaadeen guriga Martida ee magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, halkaas oo lasoo warinayo inuu ka dhashay khasaare soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Aqalka Sare? Senatorrada golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah kulan ku leh xaruntooda magaalada Muqdisho. Ajandaha kulanka ayaa ah: 1. Ansixinta Xubnaha Guddiga Madaxabanaan ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Ku Fulisay Askar Dil Geysatay Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah ku fulisay laba eedeysane, kuwaas oo lagu eedeeyay dilal ay horey u geysteen, labada shakhsi ee toogashada lagu fuliyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda Maareynta Musiibooyinka oo Gargaarka Ka Qeybisay Maxaas Hey’adda Maaraynta Masiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa Maanta Deeq Gargaar raashin ah ka qeybisay degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan. Mucaawinadaan oo isugu jirta qeybaha kala duwan ee raashinka ayaa waxaa…
9 daqiiqo Sheeko:Dalka Dr. Maxamud M. Culusow”Dib u Eegista Sharciga NISA Waa lama Huraan” Waxaa muddo dheer lagu baaqayay baabi’inta Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda -National Intelligence and Security Agency (NISA) oo horey loogu magacaabi jiray Hay’adda Adeegga Amniga (National Security Services – (NSS)), si…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta oo Kulan La Qaatay Wafdi Ka Socday Swedish International Development Agency. Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa Maanta xarunta dhexe ee Hey’adda Kulan kula qaatay Wafdi sare oo ka socday Hay’adda Iswidhishka ee horumarinta caalamiga ah (SIDA)…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ergayga Arrimaha iyo Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta oo La Kulmay Wafdi Ka Socday Dowladda Sweden Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo uu wehliyo Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta kulan la qaatay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Bank Adduunka oo Soomaaliya ka Taageeraya Dib u Daabicidda Shilling Soomaaliga. Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xamze Abdi Barre ayaa shir guddoomiyay kulankii koowaad ee ay yeeshaan guddiga Hagista Mashruuca Dib-U-Daabicista Shillin Somaaliga oo qeyb ka ah mashruuca Kalkaal oo uu taageero Bank…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hanti -Dhowraha Guud ee Qaranka oo kulan la Qaatay Wasiirka Maaliyadda Dhowraha cusub ee Qaranka Avv. Axmed Ciise Guutaale ayaa maanta kulan kula yeeshay xarunta Wasaaradda Maaliyadda, Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur. Kulanka Hanti-dhowraha Guud iyo Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Ku-xigeenka oo Daah-Furay Shir Looga Hadlayay Hormarinta Biyaha Soomaaliya Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa furay shir looga hadlayo horumarinta Biyaha Soomaaliya, kaas oo ay ka qeyb galayaan mas’uuliyiin kale duwan iyo kuwa…