1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo War-saxaafadeed ka Soo Saartay Doorashada Jubbaland Wasaraadda arimaha Gudaha Soomaaliya ayaa war ay soo saartay waxaa ay ku faah-faahisay go’aanka Dowladda Soomaaliya ee ku aadan doorashada Jubbaland iyo habka ay ku socoto. Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS…
13 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Barnaamijka “ OGAAL” iyo Khilaafka Dowladda Federaalka Ah iyo Kuwa Xubnaha Ka Ah Barnaamijka “ OGAAL”ee ka baxa Goobjooj TV, uuna wado Prof. Cabdullaahi Maxmed Shirwac ayaa todobaadkan looga hadlay khilaafka dowlad gobaleedyada iyo dowladda federaalka, oo dad badani ay qabaan inuu ragaadiyay dhismaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada Oo Soo Saartay Amar ku Socdo Dugsiyadda Waxbarashada Wasaaradda Waxbarashadda Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Soomaaliya ayaa maanta soo saartay amar ah in dhammaan dugsiyadda waxbarashadda ee ku yaalla dalka ay si deg deg ah isaga diwaangaliyaan Wasaaradda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Beeraha Soomaaliya Oo Kulan Caalamiya Ah Kaga Qeyb Galayo Dalka Rwanda Shirkan oo ay martigalisay Dowladda Rwanda waxaa soo qaban-qaabiyay Bankiga Africa(AfDB), Heyada FAO, Hey’ada Maalgalinta Horumarinta Beeraha Aduunka (IFAD), Bankiga Aduunka (WB), Waxaana kasoo qaybgalay Wasiirada Beeraha Afrika, Madaxda Hey’adaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shaqaallaha Dawladda Oo La Fasaxay Maalmaha Ciidda Carafo. Qoraal kasoo baxay wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shaqaalaha dowladda ay yihiin fasax maalmaha Ciidda Carafo. “Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada waxey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Shaakir Oo Cabasho Ka Keenay Heshiiskii uu La Galay Kheyre Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Shaakir ayaa soo saaray warqad ay ku qoranyihin 6 qodob oo xadgudub ku ah heshiiskii Ahlu-sunna iyo DFS sida lagu xusay qoraalkaan. Warqadaan ayaa sidoo kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isul Wasaare Kheyre Oo Bixiyey Lacagta Dhismaha Garoonka Cabdulahi Ciise Ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa bixiyey lacag horay uu ugu balanqaaday dhismaha garoonka Cabdulahi Ciise ee magaalada Galkacyo, ee Galmudug. Qoraal kasoo baxay guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Ka Kacay Xarumo Ganacsi Oo Ku Yaalla Magaalada Kismaayo Dab sababay khasaare hantiyeed ayaa ka kacay xarumo ganacsi oo ku yaalla magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. Sidey inoo sheegeen goob-joogayaal, xarumaha dabkan uu ka kacay ayaa ku yaalla…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sayid Aden: AMISOM Ma Faragelin Doonto Doorashada Jubbaland Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa Baraha Bulshada lagu faafinayay in ciidamada Itoobiya gaar ahaan kuwa ku sugan Jubooyinka ay faraglein ku sameynayaan Arrimaah doorashooyinka Jubbaland, hayeeshee waxaa warkaasi beeniyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Ansixinta Istaraatiijiyadda u Adkeysiga Aafooyinka oo ka Furmey Muqdisho Ka shaqeynta iyo Ansixinta qorshaha u adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya sida abaaraha, Daadadka iyo dagaalada ayuu ku saabsanaa shirkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada xanaanada xoolaha Soomaaliya oo kaashaneysa urur…