Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo la kulmay safiirka UAE Gudoomiyaha hayadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta Danjire Axmed Jumca Al-rumeysi. Kulanka oo ka dhacay xarunta Safaarada… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Masuuliyiin iyo Saraakiil katirsan Hey’addaha Tiika, Bisha cas turkiga iyo IHH oo oo la kulmay Agaasimaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya Masuuliyiin iyo Saraakiil katirsan Hey’addaha Tiika,Bisha cas turkiga iyo IHH oo laga leeyahay dalka turkiga ahna kuwa ugu waa weyn ee u qaabilsan dalkaaas ka jawaabida arimaha bin’adanimada iyo gargaarka…
1 daqiiqo Deni oo Boosaaso kula kulmay madaxda DP-WORLD Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa magaalada Boosaaso ku soo dhaweeyay wafdi uu hooggaamiyo agaasimaha shirkadda DP-world ee bariga dhexe. Deni ayaa wefdiga uu hogaaminayo CEO-ga iyo Agaasimaha…
2 daqiiqo Raila Odinga oo sheegay in uusan Aqoonsaneyn Madaxweyne Ruto iyo Xukuumaddiisa Hoggaamiyihii looga guulaystay doorashadii ka dhacday Kenya August sanadkii tagay Raila Odinga ayaa sheegay in aysan aqoonsanayn xisbigiisa dowladda ka jirta kenya ee uu maamulo Ruto. Hoggaamiyaha Isbahaysiga Azimio la…
1 daqiiqo Ra’iisulwasaaraha Ingiriiska oo lagu soo rogay ganaax cusub Ra’iisulwasaaraha Ingiriiska Rishi Sunak ayaa lagu soo rogay ganaax, kadib markii uu soo duubay muuqaal uu saarnaa gaari isaga oo aan xirneyn suunka badbaada. Sunak ayaa raalli gelin ka bixiyay…
1 daqiiqo Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo la kulmay guddi cusub oo la soo magacaabay Guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka jamhuuriyadda faderaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa kulan la qaatay guddi ay soo xuleen malaaqyada dhaqanka, guddiga farsamada shirka iyo culima’udiinka Koonfur Galbeed. Guddigaan…
1 daqiiqo Beesha Caalamka oo taageertay dadaallada dowlad dhisidda ee ay wadaan madaxda Soomaalida Wakiilada beesha caalamka ayaa soo dhaweeyay dadaalada dowlad dhisidda ee ka socdo Soomaaliya, kuwaas ee dib loogu taagayo qaranimada Soomaaliya. “Saaxiibada Beesha Caalamka* Waxay soo dhoweynayaan dadaallada ay wadaan madaxda…
1 daqiiqo Akasri ka tirsan ciidamada dowladda oo dilay wade moota Bajaaj Askari ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa goordhaw dil u gaystay mid kamid ah dhalinyarada ka xeysa moota Bajaajta. Maxamed Xayle oo kamid ah dhalinyarada kaxeysa Mota Bajajata ayaa askari…
3 daqiiqo XAL U HELIDDA FATAHAADDA” WEJIGA KOOWAAD MASHRUUCA DHISMAHA XEYDAABKA JIINKA WEBIGA JUBBA EE DEGMOOYINKA DOOLOOW IYO BAARDHEERE OO LA SOO GEBOGABEEYAY Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maamulka degmooyinka Baardheere iyo Dooloow ee dowlad Goboleedka Jubaland ku wareejisay 11goobood oo laga dayactiray jiinka webiga Juba ee ku teedsan degmooyinkan, si looga hortago fatahaadaha…
1 daqiiqo Ruushka oo sheegay in uusan weli helin cid u soo bandhigta xal Nabadeed Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka Sergei Lavrov ayaa sheegay in aanay weli reer galbeedka aysan ula imaan xal nabadeed oo dan u ah dunida. Lavrov ayaa u sheegay warfidiyeenka in qorsha…