2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka oo Hub, gaadiid iyo saanad ciidan ku wareejiyay Soomaaliya Dowladda Mareykanka ayaa lacag dhan 9 milyan oo dollar oo isugu jirta hub, gaadiid, agab caafimaad iyo agab kale ku wareejisay ciidamada xoogga dalka Soomaaliya (SNA), kadib munaasabad maanta ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka oo Xabsiga ka sii daayay mid kamid Basaasiintii ugu halista badnaa Caalamka Dowladda Maraykanka ayaa xabsiga ka sii daysay mid kamid ah basaasiintii ugu halista badna abid ee soo mara dunida. Ana Montes oo ah 65 sano jir ayaa la xiray sanadkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Dib u eegista Baarlamaanka oo Doortay Guddoon Cusub Xildhibaan Xuseen Iidow ayaa loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Dib u eegista, la socodka iyo Hirgelinta Dastuurka BFS, halka Kuxigeen loo doortay Senator C/llaahi Sh. Ismaaciil Fartaag, waxaa Xoghayaha Guddiga loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka oo Raashiin u qaybisay dad shacab Hey’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka ee SOODMA ayaa in kudhow 300 oo qoys oo ah dad danyar ah waxa ay gargaar ugu qeybisay gudaha degmada Diinsoor ee Gobolka Baay oo Muddo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada oo meel mariyay Hindise Sharciyeedka Hay’adda NISA Waxaa maanta golaha wasiirada xukuumadda faderaalka Soomaaliya ay cod aqlabiyad leh ku ansixiyeen hindasa sharciyeedka hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka NISA. Hay’adda NISA ayaa ahayd mid aan sharci lahayn…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir guddoomiyay shirka golaha Wasiirada Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo shir guddoomiyay shirka isbuuclaha ah ee golaha wasiirada ayaa faray in la joojiyo shirarka lagu qabto dalka dibadiisa. Xasan Sheekh ayaa sheegay in loo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo sare u qaadday hanaankeeda amniga! Sanadkii dhamaaday ee 2022-ka waxaa caalamka ka dhacay dagaallo iyo rabshado aad u fara badan, kuwaas oo qalqal geliyay hanaankii nolasha dadka adduunka. Machadka Dhaqaalaha iyo Nabadda (EPI) ayaa soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Facebook oo lagu soo rogay ganaax lacageed Midawga Yurub ayaa ganaax malaayiin dolar ah ku soo rogay shirkadda iska leh Facebook ee meta, taas oo ay ku eedeeyen in ay ku xadgudubtay dareenka muwaadiniinta midawga Yurub. Xeer-nidaamiyayaasha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Putin oo Casuumaad u fidiyay dhiggiisa Brazil Lula da Silva Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, ayaa casuumaad u fidiyay madaxweynaha cusub ee dalka Brazil, taas oo uu ku imaanayo Moscow. Madaxa Aqalka Senate-ka ee Federalka Raashiya, Valentina Matviyenko, ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddomiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddi farsamo magacaabay Guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka Jamhuuriyadda Faderaalka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa magacaabay guddi farsamo oo ka shaqeeyo hawlaha dib u heshiisiinta Koonfur-galbeed. War ka soo baxay xafiiska guddomiyaha ayaa…