Fact Check: Madaxweyne Farmaajo Waa Mas’uul Kala Hadlo Madaxweynaha J.F Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa khamiistii sheegay in aaney jirin dalal qani ah oo Soomaaliya u hagar baxay, isaga oo ka hadlayey shirkii golaha wasiirrada waxaa uu yiri… 4 daqiiqo
1 daqiiqo Sacuudiga: Jamal Khashoggi Waxaa Uu Ku Dhintay Dagaal Ka Dhacay Qunsuliyadda Xeer-ilaaliyaha Sacuudiga ayaa sheegay in baaritaannada hordhaca ah ay muujinayaan inuu Jamal Khashoggi ku dhintay dagaal ka dhacay qunsuliyadda dhex-dhexdeeda. “Dooddii dhex martay muwaadinka Jamal Khashoggi iyo kooxdii joogtay qunsuliyadda, waxaa…
1 daqiiqo Dhageyso: Madaxweyne Oo Ka Hadlay Gaabis Siyaasadda Arrimaha Dibadda Ah Madaxweynaha qaranka Soomaaliyeed mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo hadal jeedin ka sameeyay shirkii Khamiista ka qabsoomay magaalada Muqdisho ayaa ku soo hadal qaaday arrimaha dibadda. Wuxuu sheegay madaxweynaha in…
1 daqiiqo Dhageyso: Wasiir Maareeye “Qorsheyaasha Xukuumadda Waa In Lagu Soo Daraa Wada Hadallada Somalia Iyo Somaliland” Wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya oo soo jeediyay in dalka midnimadiisa ay qorshe ka lahaato dowladda uu hoggaamiyo Farmaajo. Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa su’aal ka…
2 daqiiqo Turkiga: Imaam Masaajid oo Daahrogay in 37 sano Loo Tukanayey Jiho Khaldan! Sida ay qoreen warbaahinta Turkiga, masaajid ku yaalla dalkaasi ayaa jiho khaldan ugu tukanayeen jamaacadiisu muddo ku dhow 40-sano, khaladka dhismaha masjidka waxaa dareemay imaam masaajidka ku cusub oo dhowaan…
6 daqiiqo Akhriso: Khudbaddii Guddoomiye Cabdi Xaashi Ee Furitaanka Kalfadhiga 4aad Ee Aqalka Sare Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah mudane Cabdi xaashi Cabdullaahi ayaa furitaanka kalfadhiga 4aad ee October 15-keedii waxaa uu ka jeediyey khudbad dheer, isaga oo ka hadlay arrimo…
3 daqiiqo Farmaajo Oo Xukuumadda Amray Ansixinta Sharciga Doorashooyinka Iyo Axsaabta Oo Ku Eedeeysay Inuu Yahay Sharci Lala Baxsanayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo maanta ka qeyb-galay shirka todobaadlaha ah ee golaha wasiirrada ayaa xukuumadda Soomaaliya u soo-jeediyey inay hindise sharciyeedka doorashooyinka ansixiyaan todobaadka soo socda uuna u…
1 daqiiqo Dhageyso: Xasan Sheekh “In Dacaayado La Iska Faafiyo, Waxba Ku Noqonmayno” Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray boqortooyada Britain, ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada London ee carriga dalkaasi Ingariiska. Jaaliyadaha Soomaalida ee ku nool London ayuu kala kulmay…
1 daqiiqo Dhageyso: Siyaasi Villa Somalia Ku Eedeeyay Inay Iska Hor Keeneyso Maamullada Wali waxaa taagan khilaafka siyaasadeed ee dowlad goboleedyada iyo madaxtooyada Soomaaliya. Siyaasi Ciise Maxamuud Faarax oo xilal kale duwan ka soo qabtay Puntland oo wareysi siiyay Goobjoog News ayaa eedda…
1 daqiiqo Dhageyso: RW Kheyre Oo Shaqada Ka Joojiyay Wasiir Ka Tirsan Xukuumaddiisa Wasiirka koowaad ee xukuumadda federaalka Xasan Cali Kheyre ayaa shaqadii ka joojiyay mid kamid ah wasiirradiisa. Ra’iisul wasaare Xasan Cali , ayaa shaqo joojintani ku sababeeyay arrimo dhowr ah oo…