2018: Soomaaliya Kaalintee Uga Jirtaa “Xoriyadda Adduunka” Mu’asasada “Freedom House” ayaa Talaadadii soo saartay Tilmaamaha xoriyadda Adduunka ee 2018, kaas oo lagu qiyaaso heerka xoriyadda 210 dowladood oo dunida ka tirsan. Sanadkan waxa ugu sarreeya saddex dowladood ee Scandinavian-ka ah, Norway, Sweden iyo Finland, waxaana… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Madaxweynaha Oo Kormeeray Xerada 21-aad Ee Ciidanka Xoogga Dalka Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta wuxuu kormeeray xerada 21-aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, taasi oo ku taalla degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Waxa uu…
1 daqiiqo Baarlamaanka Puntland Oo Kulan Degdeg Ah Ka Yeeshay Xiisadda Tukaraq Kulan ay yeesheen xildhibaannada baarlamaanka maamulka Puntland ayaa lagaga hadlay xiisadda ka jirta deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool. War-saxaafadeed kulankaasi laga soo saaray, islamarkaana uu ku saxiixan yahay guddoomiyaha golaha…
2 daqiiqo Dhuusa-mareeb: Daah-furka Dhameystirka Heshiiska Galmugug Iyo Ahlu-sunna Oo Furmay Waxaa hadda magaalada Dhuusa-mareeb ka furmay shirka daah-furka dhameystirka heshiiska Galmudug iyo Ahlu-sunna. Shirkan waxaa goobjoog ka ah madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ergeyga Qaramada midoobey Soomaaliya Michael Keating, madaxweyneyaasha…
1 daqiiqo Maamulka K/galbeed Oo Sheegay In La Billaabay Dhismaha Garoonka Iyo Dekadda Baraawe Mas’uuliyiin ka socotay maamulka K/galbeed ayaa kormeer waxay ku tageen degmada Baraawe ee gobolka Shabellaha Hoose, waxaana ay sheegeen in la bilaabay dhismaha garoonka iyo dekadda magaaladaasi. Xubnaha tagay Baraawe…
1 daqiiqo Ciidamo Ka Tirsan Jubbaland Iyo AMISOM Oo Qaraxyo Lagula Eegtay Duleedka Kismaayo Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qaraxyo Miino oo lala eegtay ciidamo ka kala tirsan Jubbaland iyo AMISOM, gaar ahaan kuwa Kenya, kuwaa oo ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo…
1 daqiiqo Madaxweynaha Oo Bogaadiyey Kaalinta Culimada Iyo Dhallinyarada Ee Howlaha Dib u Heshiisiinta Galmudug Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulamo wada tashi kula qaadanaya magaalada Dhuusamareeb qeybaha bulshada ayaa ku ammaanay culumada iyo dhallinyarada Gobalka Galguduud dadaalka ay ku bixinayaan…
1 daqiiqo Heshiiskii Galmudug Iyo Ahlu-sunna Oo La Filayo In Lagu Dhammeystiro Dhuusamareeb Sida qorshaha yahay, maanta oo Khamiis ah ayaa lagu wadaa in degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud lagu dhammeystiro heshiiskii Ahlu-sunna Waljameeca iyo maamulka Galmudug. Waxaa degmada Dhuusamareeb ku sugan…
1 daqiiqo Qaramada Midoobey Oo Cabsi Ka Muujineysa Abaaraha Soomaaliya Hey’adda Qaramada Midoobey ayaa cabsi ka muujinaya saameynta abaaraha ka dhaca Soomaaliya, iyada oo sheegeysa in sanadkan gudahiisa laga yaabo illaa 1.2 milyan oo caruur ah soo wajahdo nafaqo darro,…
1 daqiiqo Qaahira: Madaxweynaha Masar iyo Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Oo Ka Wada Hadlaya Biyaha Iyo Amniga Waxaa maanta 10:00 subaxnimo lagu wadaa in ay magaalada Qaahira, caasimadda Masar ku kulmaan madaxweynaha Masar Cabdifitax Al-sisi iyo ra’isul wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn. Labada nin ayaa lagu wadaa in…