Sheekh Shaacir Oo Ku Guuleystay Kursigii Lagu Celiyay Ee Koofur Galbeed Wararka ka imaanaya koofur galbeed ayaa sheegaya in Sheekh Shaacir Sheekh Maxamed uu ku guuleystay kursiga lagu celiyay ee deegaankaas. Sheekh Shaacir oo helay 34 cod, waxaa uu ka adkaaday… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Maxkamadda Cadliga Adduunka(ICJ): Is Afgaradkii Soomaaliya Iyo Kenya Waa Mid Sharci Ah Maxkamadda Cadliga Adduunka(ICJ) ayaa goordhaw ku dhawaaqdeyn in MOU-ga ama is afgaradkii dhex-maray Soomaaliya iyo Kenya ee arrimaha badda uu yahay heshiis loo aqoonsanayo mid sax ah sida uu dhigayo…
2 daqiiqo Qodobaddii Ugu Muhiimsanaa Khudbadaha Xasan Sheekh, Saciid Deni, Dr. Saciid Maxamud Iyo Sharif Sheekh Axmed Waxaa gelinkii dambe ee maanta xildhibaannada labada aqal ka hor khudbeyay Murashaxiinta kala ah: Xasan Sheekh, Saciid Cabdulahi Deni, Dr. Saciid Ciise Maxamud Iyo Sharif Sheekh Axmed. Xasan Sheekh Maxamud…
2 daqiiqo Qodobaddii Ugu Muhiimsanaa Khudbadaha Zakariye Maxamud, Baashiir Raage Iyo Jibril Ibrahim Gelinka hore ee saaka waxaa khudbadaha murashaxnimada labada gole ka hor akhriyay murashaxiinta madaxweyne ee kala ah: Zakariye Maxamud Xaaji, Bashiir Raage Shiiraar Iyo Jibril Ibrahim Cabdulle. Zakariye Maxamud oo…
1 daqiiqo Khasaare Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Wadada Via Balcad Ee Muqdisho Qarax khasaare geystay ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay wadada Via Balcad ee magaalada Muqdisho, kaasi oo ahaa qarax ka dhex dhacay gaari nooca raaxada ah. Goob joogayaal ku…
6 daqiiqo Akhriso: Taariikhda Iyo Waxqabadkii Hore Ee 8-da Murashax Madaxweyne Oo Dhameystiran Waxaa maanta khudbadahooda labada gole ka horjeedinaya ilaa sideed(8) murashax, kuwaas oo lagu wado in ay baarlamaanka Soomaaliya ka iibiyaan barnaamijkooda siyaasadeed iyo hanka ay doonayaan iney dalka ku maamulaan…
1 daqiiqo Al-shabaab Oo Gudaha Kenya Weeraray, Kana Soo Qaatey Qoryo Iyo Gaadiid Wararka ka imaanaya degmada Mandheera waxaa ay sheegayaan in dagaal-yahanno ka tirsan Al-shabaab ay weerar ku qaadeen deegaanka Arabiya oo ka tirsan Mandheera. Ilaa 20 Al-shabaab ah ayaa la shegayaa…
1 daqiiqo Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa K/galbeed Oo Deegaanno Ka Tirsan Baay kala Wareegay Al-shabaab Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garabsanaya kuwa maamulka Koonfur Galbeed ayaa la sheegay iney dagaal kula wareegeen deegaanno ku dhow magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, halkaasi oo ay ku…
1 daqiiqo Faah Faahin: Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Ka Sameeyey Degmooyin Ka Tirsan Muqdisho Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxay howlgal ka sameeyeen degmooyinka Howlwadaag, Waabari iyo Boondheere ee magaalada Muqdisho, kaasi oo lagu sheegay in amniga lagu xaqiijinayey. Ciidamada howlgalka…
1 daqiiqo Saddex Qof Oo Cudurka Shuban Biyoodka Ugu Geeriyootay Shabellaha Dhexe Wararka ka imaanaya deegaanka Maandheere ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ku dhinteen Saddex qof kadib markii uu soo ritey cudurka shuban biyoodka. Deegaankan oo hoostaga…